Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Janaraal Indhaqarshe:” Ma jiro ciidan Soomaali ama AMISOM oo meel ka guurey”DHAGEYSO.

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Janaraal Indhaqarshe:” Ma jiro ciidan Soomaali ama AMISOM oo meel ka guurey”DHAGEYSO.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ciidanka xooga dalka iyo kuwo AMISOM ay ka soo guureen ama ay ka baxaan goobo ay ku sugnaayeen.

“Ma jirto meel AMISOM ay ka guurtay ama ay ka carartay, laakiin waxaa jira meel markii horeba looga talagalay in ay muddo deganaato, mudadaasi ka bacdina ay ka guurto oo u jeedooyinkii loo degayna looga gudbo meelo noocaas ah ayaa jira”, ayuu yiri Indhaqarshe.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale taliyaha ayaa tilmaamay in meel kasta oo dalka kamid laga saari doono kooxaha nabad diidka ah ee Al-shabaab isla markaana ciidanka xoogga ay taas ka go’an tahay.

“Si cilmiyaysan oo qaab militiri ah ayaa meel loo dejiyaa markuu u baahadana waa uu ka guuraa, marka ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegayaan in aysan jirin ciidan Soomaali ama AMISOM ah oo meel uga guurey si ula kac ah”, ayuu kale sheegay taliyaha.

Taliyaha ciidanka xooga dalka ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ku kalsoonaadaan ciidanka isla markaana ay iska ilaaliyaan wararka beenta ah oo ay faafinayaan kooxda  Al-shabaab.

DHAGEYSO CODKA TALIYAHA

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/INDHA-QARSHE-RUNTA-HA-INDHA-QARIN.mp3

Previous Post

Cadaado waxaa ka socoda ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug

Next Post

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay gudaha wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Next Post
Olole nadaafadeed oo laga sameeyay gudaha wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Olole nadaafadeed oo laga sameeyay gudaha wasaaradda warfaafinta-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In