Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Janaraal Pakistan ah oo loo magacaabay isbaheysiga militiri ee Sacuudiga hogaamiyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Janaraal Raheel Sharif, oo ahaa taliyihii hore ee ciidanka dalka Pakistan ayaa loo magacaabay in uu hogaa,iyo  isbaheysi militiri oo Sacuudi Carabiya hogaaminayso kaas oo ka kooban 39 dowladood oo kamid ah dalalka Islaamka, iyadoo u jeedka isbaheysiga ay tahay iskaashiga amniga iyo la dagaalanka argagaxisada.

Go’aankan lagu magacaabay Janaraalka howl gabka ah ee  Raheel Sharif, ayaa la gaaray bishii November 2016, sida uu shalay warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka gaashaandhiga ee dalka Pakistan, Khawaja Asif.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Wasiirka ayaa imtaa ku daray in go’aanka lagu magacaabay Janaraalka ay wada gaareen labada dowladood.

Sida laga soo xigtay boqortooyada Sacuudiga, isbaheysiga waxaa uu la dagaalami doonaa kooxda Daacish iyo kooxaha kale ee argagaxisada ah.

Dowladaha isbaheysiga ku jira ayaa waxaa kamid ah; Isutagga Imaaraadka Carabta, Turkiga, Bahrain, Bangladesh, Tunisia, Suudaan, Malaysia, Masar, Yemen iyo kuwo kale.

Iyadoo xarunta isbaheysigan militiri ay noqon doonto caasimadda boqortooyada Sacuudi Carabiya ee Riyaad.

Maamuliyaasha dalka Pakistan ayaa bilowgii hore ka gows adeegay markii ay sheegeen in Sacuudiga uusan wadatashi fiican kala yeelanin yegleelida isbaheysiga, hase yeeshee sanadkii 2015 ayaa xukuumadda Islamabad ay sheegtay in ay qeyb ka noqoneyso ururkan.

Dowladda Pakistan ayaa waxaa ay ka leex leexaneysay sidii aan wax lug ah ugu yeelan laheyn xasaradda ka jira Bariga dhexe, waxayse sheegeen in ay go’aankan qaateen markii ay heleen xog dhameystirin uu ku saabsan u jeedada isbaheysiga loo alkumay.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa hadda waxaa ay hogaaminaysaa isbaheysiga la dagaalamaya falaagada dalka Yemen ee Xuuthiyiinta ah kuwaas oo inta badan dalkaas gacanta ku dhigay kadib markii laga awood roonaaday dowlada uu madaxda ka yahay hogaamiyaha dibad jooga ah ee Abdu Rabbu Mansour Hadi.

Previous Post

Munaasabad lagu furayey xarunta iskaashatooyinka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post

In ka badan 100-Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray wadanka Suudaan

Next Post
In ka badan 100-Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray wadanka Suudaan

In ka badan 100-Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray wadanka Suudaan

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

October 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In