Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Gaafoow “Waalidiinta waa ineysan ilmahooda u gacan gelin ma gefayaasha”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Gaafoow “Waalidiinta waa ineysan ilmahooda u gacan gelin ma gefayaasha”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa waalidiinta Soomaaliyeed uga digtay ineey caruurtooda tahriibiyaan una gacan geliyaan kooxaha loo yaqaano ma gefayaasha.

Taliyaha hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Jeneraal C/laahi Gaafoow ayaa Radio Muqdisho u sheegay in kooxaha ma gefayaasha loo yaqaano ay xarumo qarsoodi ah ku leeyihiin gudaha dalka, isagoo xusay in hey’addu ku dabajoogto kooxahaasi si sharciga loo horgeeyo.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Horta tahriibka waa la soo yareeyay waxaa la rabaa marka waalidiinta iney gacan ka geystaan in ilmahooda aysan u ogolaan ma gefayaasha, marki liibiya lagu qabsado ilmahooda wa welwelayaan” ayuu yiri Jenaraal Gaafoow.

Wuxuu ku boorriyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee aqoonta leh iyo bulshada qeybaheeda kale iney hey’adda kala shaqeeyaan oo ay gacan ka siiyaan soo qabashada kooxaha tahriibiya dhallinyarada kaddibna u gacan geliya ma gefayaasha kuwa loo yaqaano.

Previous Post

Taliye ku xigeenka Booliiska oo kormeeray xerada ciidanka AMISOM Police ee Beledweyne “Sawirro”

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In