Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jeneraal Muungaab oo Maanta Nairobi Kula Kulmay Hay’ado Caalami ah “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Jeneraal Muungaab oo Maanta Nairobi Kula Kulmay Hay’ado Caalami ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “muungaab” Ayaa Magaalada Nairobi Kulan kula qaatay hey.addo Caalami ah oo  ay Kamid Yihiin UNPOS,WORLD BANK,USAID,UN-HABITAT, IOM iyo mas’uuliyiin ka tirsan safaaradda dowlada mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa hay’adaha kala hadlay sidii loo dar dar galin lahaa howlaha mashaariicda horumarinta ee ka socda caasimadda soomaaliya ee Muqdisho.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duqa magaalada Muqdisho ayaa uga mahad celiyay hay’adda USAID kaalintii mugga lahayd oo ay ka qaadatay dib u dhiska xarumaha degmooyinka maamulka gobolka Banaadir.

“USAID wax badan ayey ka qabatay gobolka Banaadir waxna waa dhimanyihiin,laakiin waxaa xusid mudan wixii aan dalbano waa naloo keenaa”ayuu yiri Jeneraal Muungaab.

Ugu dambeyntii wuxuu duqa magaalada la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan safaarada dowlada mareykanka ay ku leedahay magaalada Nairobi,isagoo kala hadlay sidii horey loogu sii wadi lahaa iskaashiga amniga dalka iyo horumarka dalka.

20150331_121231 20150331_131539 20150331_131609 20150331_132525 20150331_133043

Previous Post

Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha oo kormeeray goobo loogu talogalay in lagu xanaaneeyo Xoolaha’SAWIRRO’

Next Post

Madaxweynaha oo hambalyo u direy hoggaamiyaha cusub ee Nigeria

Next Post
Madaxweynaha oo hambalyo u direy hoggaamiyaha cusub ee Nigeria

Madaxweynaha oo hambalyo u direy hoggaamiyaha cusub ee Nigeria

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In