Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha
0
Jose Mourinho oo loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda Roma
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jose Mourinho ayaa loo magacaabay tababaraha cusub ee kooxda kubadda cagta ee Roma, Mourinho ayaa bishii dhamaatay ee April laga eryey kooxda Tottenham, kadib 17 bilood oo uu laylinayey kooxdaas horyaalka Ingiriiska ka tirsan.

Tababarahan reer Portugal ayaa dib ugu soo laabanaya horyaalka Serie A-da ee Talyaaniga, asagoo horay labo koob kula guulaystay kooxda Inter Milan kahor inta uusan aadin Real Madrid sanadkii 2010-kii, waa 58-sano jir waxuuna badeli doonaa tababarihii kooxdan Paulo Fonseca, kaas oo Portugal ay kasoo wada jeedaan.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Paulo Fonseca ayaa kooxda Roma ka tagi doona dhammaadka xilli ciyaareedkaan,sida ay maanta shaacisay kooxdu. Kooxdaan Roma ee haatan uu tababaraha u noqanayo Jose Mourinho, kuma aysan guulaysan horyaalka Serie A-da Talyaaniga tan iyo sanadkii 2000 – 2001-dii.

Previous Post

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidamada Mareykanka

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In