Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo laga xusay sanadguurada maxkamadda racfaan ee ciidamada Qalabka sida

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan lagu maamusyau sanad guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay markii maxkamada racfaanka ee ciidamada qalabka sida laga furay gobalka shabeellaha dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe.

Xafladda ,ayaa waxaa ka qayb galay masโ€™uuliyiinta maamulka gobalka shabeellaha dhexe ย iyo xubno ka socday qaybaha kala duwan ee bulshada, waxaana halkaasi lagu soo bandhigay waxqabadka maxkamadda racfaanka ee ciidamada qalabka sida muddadii sanadka aheyd oo ay ka howlgaleysay gobolka.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee gobalka Shabeellaha dhexe Sheekh Axmed Siid oo ka waramay tirada dacwooyinka soo gaaray maxkamadda mudadaasi iyo guud ahaan waxqabadka maxkamadda.

โ€œGuud ahaan maxkamadda racfaanka gal dacwadeedyada soo galay waaย  todobaatan iyo Siddeed, ย waxaa ย goโ€™aan ka soo gaartay Afartan iyo lix dacwadoodย  waxaa Sulux lagu dhameeyay Todobo dacwadood, ย waxaa racfaan looga qaatay maxkamadda sare ee dalka Toban iyo Todoba dacwadood, waxaa weli socda oo aan xukun laga gaarin lix gal dacwadeed halka laba gal dacwadeed aysan nagu soo noqonโ€ ayuu yiri gudoomiyaha maxkamadda saree ciidamada qalabka side ee gobolka Sh/dhexe.

Gudoomiyaha degmada Jowhar C/qaadir ย C/laahi โ€œBuur fuuleโ€ ย oo isna munaasabadda ka hadlay ayaa faah faahiyaay waxyaabaha ay maxakamddu ย ku soo kordhisay bulshada.

โ€œWaxaan idin leeyahay dadkiinan keenaya dacwadaha degmada ama gobalka ama maxkamada haddii aad qaadataan xaqqiina waxaan ahayn maanta maalinaan aheyn ayaa makaanu hoyadkiinu ahaandoona jahanamoโ€ ayuu yir gudoomiyaha degmada Jowhar.

Gudoomiye ku xigeenka gobalka shabeellaha dhexe dhinaca siyaasada,iyo amniga Axmed Meyre Makaraan oo goobtaasi ka hadlay ayaa yiri โ€œBiniโ€™aadamku haduusan helin cadli iyo garsoor noloshiisu waa naaqus waa laf dhabarka biniโ€™aadamka haddana kuma sii jirto waa xilli aad iyo aad u dhibaatabadan oo dadku muddo soo ahaayeen dawlad laโ€™aan, halkaan waxan ku joognaa dukumiinti dawladeed oo ay nagu soo magacaawday dowladda qofkii la yimaada dukuminti dawladeed inaan fulino ayaa waajib nagu ah.โ€

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Tababar U Furay Ciidamo Boliiska Ah “Sawirro”

Next Post

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma’udiinka Soomaaliyeed

Next Post

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma'udiinka Soomaaliyeed

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In