Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo maanta laga daahfuray banaamijka horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Jowhar oo maanta laga daahfuray banaamijka horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta laga daahfuray magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle banaamijka horumarinta dhaqaalaha loo dhanyahay.

Waxaana barnaamijka ka qayb qaadanaya qaar ka mida wasaaradaha Hirshabeelle oo ay hormuud u tahay wasaaradda qorsheeynta Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.
Kulanka barnaamijka ayaa waxaa ka soo qayb-galay guddiga iskuduwidda mashruuca, ELED ee Hirshabeelle.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Waxaa ugu horeeyn goobta ka hadlay agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheeynta,iyo xiriirka caalamiga Hirshabeelle Cabdullaahi Muxumed Xasan wuxuuna faah faahiyay qorshihii loo soo maray barnaamijkaan, waxaa sidookale barnaamijka daah furay mas’uuliyiin fara badan oo uu ka mid ahaa Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Yaxye Ismaaciil Maxamed Wasiirka wassaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Mahad Abuukar Qoorgaab iyo Wasiirka beeraha iyo waraabka Hirshbeelle, waxeeyna dhamaantood sheegeen in barnaamijkaan uu muhiim u yahay bulshada Soomaliyeed.

Ugu danbeeyn waxaa barnaamijka soo xiray Wasiirka wasaaradda qorsheeynta Gowlad Gobaleedka Hirshabeele Saadaq Salad Warsame

Previous Post

Laftagareen oo Xil ka Qaadis ku Sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada maamulka Koofur Galbeed

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo warbixin ka soo saaray COVID-19

Next Post
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada X.F.S oo fasaxday Shaqaalaha

Wasaaradda Caafimaadka oo warbixin ka soo saaray COVID-19

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In