Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jowhar oo maanta lagu dhigay xuska Maalinta 15-ka may+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Jowhar oo maanta lagu dhigay xuska Maalinta 15-ka may+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaaasabad kooban oo lagu weyneynayay sannad-guurada 77-aad ee aas-aaskii Ururka (SYL) ee horseeday xornimada dalka iyo  guusha ay gaarsiiyeen  13-kii dhallinyaro ee baalka dahab ah ka galay taariikhda Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Kualnkaan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada gobolka shabeellah dhexe ayaa lagu bogaadiyay kaalinta dhalinyarada soomaaliyeed looga baahanyahay inay ka qaatan hormarinta dalka iyo dhameystirka dowladnimada soomaaliyeed.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Sido kale  waxaana inta badan ay ka hadlayeen doorka ay ku leeyihiin ahmiyada dalka la gaarsiiyo guud ahaan jiilka soo korayo ee waqtigaan jiro.

15-ka may waa maalin ku dheer xasuusta dhalinyarada Soomaaliyeed iyo guud aha shacab weynaha Soomaaliyeed waxaana laga joogaa 77-sano markii la aas-aasay 1943 ururkii SyL oo ka koobnaa 13 dhalinyaro oo dalkaan wax badan usoo qabtay.

Tags: Jowhar oo maanta lagu dhigay xuska Maalinta 15-ka may ee dhalinyarada Aduunka+Sawirro
Previous Post

Akhriso: Nuxurka ku jira khudbadda Madaxweynaha JFS ee xuska 15 May 77-guuradii ka soo wareegatay aas-aaskii SYL+sawirro

Next Post

Dhalinyarada Buulo-burde oo olole dhir beeris ah ka sameeyay wadooyinka magaalada +sawirro

Next Post
Dhalinyarada Buulo-burde oo olole dhir beeris ah ka sameeyay wadooyinka magaalada +sawirro

Dhalinyarada Buulo-burde oo olole dhir beeris ah ka sameeyay wadooyinka magaalada +sawirro

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In