Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Juventus iyo Inter Milan oo Bareejo Ku Kala Baxay iyo Napoli oo Badisay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Juventus iyo Inter Milan oo Bareejo Ku Kala Baxay iyo Napoli oo Badisay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Juventus ayaa garoonkeeda Juventus Stadium barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Inter Milan.

Kooxda Juventus ayaa goolka la hor martay,waxana daqiiqadii shanaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Carlos Tevez,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ciyaaryahan Mauro Icardi ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Inter Milan.

Ciyaaryahan Mateo Kovacic ayaa dhamaadkii ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Inter Milan.

Kooxda Juventus ayaa 40-dhibcood ku hogaamineyso horyaalka talyaaniga,halka kooxda Inter Milan ay horyaalka uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 22-dhibcood.

Dhinaca kale kooxda Cesena ayaa waxaa garoonkeeda Stadio Dino Manuzzi 1-4 uga badiyay kooxda Napoli.

Kooxda Napoli ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 29-aad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay ciyaaryahan Jose Maria Callejon.

Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Napoli,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ciyaaryahan Daniele Capelli ayaa goolka sedaxaad ka dhaliyay kooxdiisa Cesena.

Ciyaaryahan Gonzalo Higuain ayaa goolka afaard u dhaliyay kooxda Napoli,waxana uu ahaa goolkiisii labaad ee ciyaarta.

Kooxda Napoli ayaa kala horeynta horyaalka talyaaniga uga jirto kaalinta afaraad,waxana ay leedahay 30-dhibcood,halka kooxda Cesena ay kamid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Hatem Ben Arfa oo Ku Biiray Kooxda Nice ee Dalka Faransiiska

Next Post

Xaflad dhiiri gelin ah oo loo sameeyay arday ka qalin jebisay dugsiyada sare ee dalka South Africa (Sawirro)

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYBGALAY QALIN-JABINTA ARDAYDA MACHADKA DARAASAADKA AMNIGA

August 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

Masโ€™uuliyiin ka qeybgashay janaasada iyo aaska Maareeyihii hore ee Dekedda Muqdisho

August 12, 2026
0

Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Aqoonsiga Kolombiya ee Madax-bannaanida Israaโ€™iil ee Buuraleyda Golan

August 12, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa goโ€™aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israaโ€™iil ee ku aaddan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In