Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ka wada shaqeynta dib u heshiisiinta bulshada Gobollada dhexe oo laga shiray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ka wada shaqeynta dib u heshiisiinta bulshada Gobollada dhexe oo laga shiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayey sidii loo xoojin lahaa dib u heshiisiin bulshada ku dhaqan Gobalada Mudug iyo Galgaduud oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin, waxgarad, qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha maamulka Gobollada Dhexe ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho si loogu guulaysto dhismaha maamulkaasi.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo waxgaradkii kulanka ka qeyb galay oo hadalo kala duwan goobta ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay shirka looga hadlay sidii dib u heshiisiin loo dhex dhigi lahaa shacabka ku nool gobollada dhexe ee dalka, iyagoo ku baaqay in laga wada shaqeeyo dhismaha maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xasan Maxamed Nuur oo ka mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynenimo ee gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa ku baaqay in dib u heshiisiin la sameeyo, isla markaana ay u midoobaan sameynta maamul loo dhanyahay.

Danjirihii hore ee Soomaaliya ee Koonfurta Sudan ahna Musharax u taagan xilka Madaxtinimo ee gobollada Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Diinaari ayaa sheegay in xilligan loo baahanyahay sidii shacabka u istaagi lahaayeen ka shaqeynta horumarinta adeegyada aas aasiga u ah bulshada, waxaana uu intaa ku daray in shacabka la gaarsiiyo go’aanada shirka ka soo baxay.

“Waxaan isku afgaranay in aan dhamaanteen u istaagno ka shaqeynta dib u heshiisiinta, dhismaha maamul loo dhanyahay iyo horumarinta adeegyada bulshada sida caafimaadka iyo waxbarashada” ayuu Cabdiraxmaan Diinaari hadalkiisa ku daray.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalmahan ka socday shirar looga hadlayay dhismaha Maamulka Gobolada dhexe ee dalka.

vlcsnap-2015-01-06-14h14m47s65 vlcsnap-2015-01-06-14h15m12s43 vlcsnap-2015-01-06-14h15m24s175 vlcsnap-2015-01-06-14h15m32s3 vlcsnap-2015-01-06-14h15m39s65 vlcsnap-2015-01-06-14h16m00s10 vlcsnap-2015-01-06-14h16m29s54 vlcsnap-2015-01-06-14h16m39s152

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Xaafad cusub oo dhismayaal casri ah leh oo la hirgelinayo degmada Yaaqshiid “SAWIRRO”

Next Post
Xaafad cusub oo dhismayaal casri ah leh oo la hirgelinayo degmada Yaaqshiid “SAWIRRO”

Xaafad cusub oo dhismayaal casri ah leh oo la hirgelinayo degmada Yaaqshiid "SAWIRRO"

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In