Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kaalmaddii ugu horaysay ee Caalami ah ee Caruurta Rohingya oo gaartay Bangaladesh.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kaalmaddii ugu horaysay ee Caalami ah ee Caruurta Rohingya oo gaartay Bangaladesh.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hayadda u qaabilsan Q/M daryeelka Caruurta ayaa sheegtay in ay gaareen dalka Bangaladhesh Shixnadihii ugu horeeyay ee gargaar ee loogu talagalay caruurta Qaxootiga ee Rohingya ee u cararay dalka Bangaladhesh.

Shixnadahan gargaarka ee deg-degga  ayaa gaaraya 100 tan, oo sida qorshuhu yahay loo qaybin doono carruurta Rohingya iyo Qoysaskooda sida hayadda UNICEF ku faafisay barteeda Internetka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Warku wuxuu intaasi raacinayaa in Shixnaddaan gargaarka lagu gaarsiiyay caasimadda Bangaladhesh ee Dhaka duulimaadyo dhanka hawada ah, waxaana loo sii daabuli doonaa goobaha ay ku sugan yihiin Caruurta Qaxootiga Rohingya ee ku yaal xuduudda labada dal.

Kaalmadaan ayaa ka kooban daawo lagu nadiifiyo biyaha, waxyaabo kale oo lagama maarmaan u ah nadaafadda Qoyska,maadooyin loo adeegsado daryeelka Caafimaadka iyo Qalab ay caruurtu ku cayaaraan.

Dhanka kale wakiilka hayadda unicef ee Bangaladhesh ayaa sheegay in Caruurta qaxootiga ah ee Rohinhya haddii ay helaan biyo nadiifa ay taasi ka hortag u noqon doonto cudurada faafa gaar ahaan Shubanka.

Previous Post

Saddex ka mid ah Ciidamada Nabad ilaalinta Mali oo la dilay

Next Post

Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer (SAWIRRO)

Next Post
Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer (SAWIRRO)

Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha oo booqday Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer (SAWIRRO)

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In