Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

K/Afrika:955 Shaqaale oo kuwa macdan qodista ah oo la badbaadiyay

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
K/Afrika:955 Shaqaale oo kuwa macdan qodista ah oo la badbaadiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhammaan 955 shaqaale oo ah kuwa ka shaqeeya godadka laga qodo  macdanta dahabka ayaa iyagoo bad-qab ah loo soo saaray dibadda,kadib markii habeenimadii Arbacada aheyd ay ka baqtiyeen nalalkii ama leyrarkii awoodda korontada.

Aroornimadii saaka ayaa la sheegay in ay suurtagashay in dib loo helo quwadda korontada,waxaana halkaasi ku soo xoomay dad badan oo ehel la ah shaqaalahaasi laga soo badbaadiyay godka laga qodo macdanta.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Afhayeen lagu magacaabo James Wellsted oo u hadlay shirkadda Sibanye-Stillwater,ayaa sheegay in ay jiraan xanuunno xagga dhiig karka ah iyo fuuq-bax lagu arkay qaar ka mid ah dadkaasi la badbaadiyay,balse waxa uu tilmaamay in cuduradaasi aysan aheyn kuwo daran.

Godkaasi laga qodo macdanta oo lagu magacaabo Beatrix mine,waxaa uu 290 km koonfur galbeed kaga beegan yahay magaalada Johannesburg.

Wax ka badan 80 dhimasho ah ayaa la diiwaangaliyay in dalka K/Afrika ay ku dhinteen godadka laga qodo macdanta,gaar ahaan sanadkii tagay.

K/Afrika waa dalka ugu badan ee laga soo saaro macdanta dahabka balse wxaa su’aal ka taagan tahay badqabka warshadaha ka xoogsada macdanta.

SONNA

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ku simaha wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku sugan sacuudiga ayaa kulan la qaatay kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka. Sawiro

Next Post
Ku simaha wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku sugan sacuudiga ayaa kulan la qaatay kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka. Sawiro

Ku simaha wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta oo ku sugan sacuudiga ayaa kulan la qaatay kaaliya Xoghayha guud ee Raabidada Caalamka Islaamka. Sawiro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In