Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulanka 26-aad ee Golaha Shacbaka oo Goordhaw Furmay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Kulanka 26-aad ee Golaha Shacbaka oo Goordhaw Furmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

kulanka guud ee xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw ka furmay xarunta ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa.

kulanka maanta waxaa shir guddoomiyanayay guddoomiyaha golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyadoo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1-aad mudane Cabdiwali Ibraahim sheekh Muudey iyo ku xigeenka 2-aad Mudane Mahad Cabdalle Cawad .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ajandaha kulan ayaa kala ah ah akhrinta kowaad ee hinidse sharciyeedka dhowrista maalgashiga iyo maalgashadaha.oo ay soo diyaarisay wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.

sidoo kale waxaa ay akhrinta kowaad marsiinayaan hashiiska arrimaha udhaxeeya turkiya iyo soomaaliya.

kulankam guud ee golaha shacabka maanta waxaa soo xaadiray141 xildhibaan kaasi oo ah kulanka 26-aad Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya .

Tags: Kalfadhiga 7-Aad ee Golaha Shacbaka oo Goordhaw Furmay+Sawirro
Previous Post

Wasiirka Maaliyadda Galmudug oo xariga ka jaray xafiiska canshuuraha ee Magaalada Dhuusomareeb “Sawirro”

Next Post

Wasaaradda gargaarka oo deeq gargaar ah u dirtay Sool iyo Sanaag

Next Post
Wasaaradda gargaarka oo deeq gargaar ah u dirtay Sool iyo Sanaag

Wasaaradda gargaarka oo deeq gargaar ah u dirtay Sool iyo Sanaag

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In