Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Kalfadhigii 2-aad ee Golaha Aqalka Sare oo Maanta soo xirmay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ajendaha Golaha waa dhageysiga warbixin ku saabsan Arrinta Xuduuda ee Degmada Baladxaawo iyo Xiritaanka Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Aqalka Sare.

Senater C.laahi Sh Ismaaciil Fartaag ayaa Golaha Siiyey Warbixin ku saabsan Xadka iyo Darbiga Dowlada Kenya ka dhiseyso Xadka Soomaaliya iyo Kenya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Arrintan Xadka waxaa sameeyey Dowladaha Talyaaniga iyo Ingiriis Sanadkii 1935 runtii waxaa nala socday qubaro dhanka dhulka ah kuwaas oo wax badan ka yaqaan arrinta, waxay qubarada noo sheegeen in dhowr mitir gudaha Soomaaliya u soo galay Siliga Dowlada Kenya Dhiseyso, 790 Guri Soomaaliya leedahay ayaa Siliga ay Kenya Dhiseyso dhinaca kale kamaray”.

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C.llaahi ayaa sheegay in loo baahan yahay Soomaali oo mid ah dhulkeeda inay difaacato.

Intaas kadib Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C.llaahi ayaa soo xiray Kalfadhigii labaad ee Golaha Aqalka Sare.

Labada Bil ee soo socota ayaa Mudanayaashu fasax galayaan balse waxaa jiri doonta Xaflad weyn taas oo si guud loogu soo xirayo kana qeyb galayaan Madaxda Dowlada.

Previous Post

Toos u Daawo:-Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka iyo Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka socota Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.

Next Post
Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.

Guddoomiyaha Shaqaalaha Rayidka oo ku ammaanay Wasaaradda Maaliyadda joogtaynta mushaharaadka shaqaalaha.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In