Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kalluumeysatada Kismaayo oo ka cabanaya Maraakiib Shisheeye oo jooga Xeebaha Magaalada

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Kalluumeysatada Kismaayo oo ka cabanaya Maraakiib Shisheeye oo jooga Xeebaha Magaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kalluumeysatada gobolka Jubada hoose, ayaa sheegay in ay dhibaatooyin ku qabaan maraakiib shisheeye oo curyaamiyay howlahooda, xilli qiimaha kalluunka magaalada Kismaayo sare u kac sameeyay, sida ay sheegeen qaar kamid ah kalluumeysatadaas.

Wariyaha warbaahinta Qaranka, Aadan Maxamed Salaad, oo Kismaayo jooga ayaa waxaa uu leeyahay, kalluumeysata waxaa cabasho ka qabaan maraakiibta shisheeye oo sida sharci daro ah uga jilaabta kalluunka xeebaha gobolka Jubada hoose.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026

Arrintaas, ayaa sababtay in qiimaha kalluunka kor u kaco, tusaale ahaan halkii Kg oo kalluun ah suuqyada Kismaayo waxaa uu maanta marayaa 3 doolar iyo bar.

Kalluumeysatadan, ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabato maraakiibta sida sharciga baal marsan ugu guranaya kheyraadka dalka gaar ahaan kan badda ku jira.

Previous Post

Macwiisley oo horjooge Alshabaab ah ku dishay gobolka Hiiraan

Next Post

Maxkamadda CQS oo xukun dil ku riday Xubin Daacish ka tirsan

Next Post
Maxkamadda CQS oo xukun dil ku riday Xubin Daacish ka tirsan

Maxkamadda CQS oo xukun dil ku riday Xubin Daacish ka tirsan

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

Wasiirka Qoyska XFS oo khudbad ka jeedisay Shirka Haweenka Adduunka ee New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa khudbad ka jeedisay shirka Haweenka Adduunka ee ka socda magaalada New...

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In