Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Kenya Airways oo gashay khasaarihii ugu weynaa abid

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Kenya Airways oo gashay khasaarihii ugu weynaa abid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa gashay khasaarihii uga xumaa kadib, markii ay soo warisay in lacag dhan Sh36.2 bilyan oo u dhiganta 329,540. 28 dollarka Mareykanka ay lumisay sanadkii 2020-ka.

Waa khasaarihii ugu weynaa ee ay shirkadda diyaaradaha Kenya Airways gashay Taariikhdeeda.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Tan iyo markii cudurka saf-marka ah ee COVID-19 uu dillaacay, ayaa dhaqaalaha shirkaddan uu hoos u dhacay 60%, sida laga soo xigtay maamulka shirkadda.

Guddoomiyaha shirkadda Kenya Airways Michael Joseph, ayaa sheegay in khasaaraha ugu weyn uu yimid markii ay Dowladdu amartay bilihii Abril illaa July ee 2020 in la joojiyo dhamaan adeegyada rakaabka si loo xakameeyo faafidda Cudurka Covid-19

Previous Post

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo qiray in xad gudubyo ka dhan rayidka ay ka  dhaceen gobalka Tigray

Next Post
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo qiray in xad gudubyo ka dhan rayidka ay ka  dhaceen gobalka Tigray

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo qiray in xad gudubyo ka dhan rayidka ay ka  dhaceen gobalka Tigray

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In