Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya iyo Soomaaliya oo loogu baaqay inay keenaan qorshe lagu soo Af-jarayo Al-Shabaab

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kenya iyo Soomaaliya oo loogu baaqay inay keenaan qorshe lagu soo Af-jarayo Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka degaanka Diif Soomaaliya, ayaa sheegay inaysan waxba soo kordhinayn Derbiga ay Kenya dooneyso inay ka dhisto xadka ay la wadaagto Soomaaliya.

Xasan Cabdi Cali,oo ah Guddoomiyaha Diif Soomaaliya oo u warramayay Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Dalka Kenya, ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro Al-Shabaab aysan waxba ka beddelayn Gidaarka la dhisayo.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Mudane Xasan ayaa intaa raaciyay inuusan daruuri ahayn Derbiga, balse ay taasi ay keeni karto inay Ururka Al-Shabaab Qaraxyo waaweyn la beegsadaan halka la dhisayo, taasoo ay ka immam karto qasaare kale.

Xasan Cabdi, ayaa intaa raaciyay inuu sidoo kale Gidaarkani uu caqabad ku yahay Bulshada walaalaha ah ee Labada dhinac isaga kala gooshaya,iyadoo sidoo kale tallaabadani meesha ka saarayso mudnaanta ay Dadka degaanka u leedahay wada noolaashaha.

Xukuumadda Kenya ayuu gebagabdii ugu baaqay inay kooxaha Argagixisadu u qaadato uun inay yihiin cadaw iska caadi ah, balse ayan sidaa u buun buunin,wuxuuna u soo jeediyay Labada Dowladood inay iska kaashadaan sidii loo soo Afjari lahaa Al-Shabaab si xal waara loo helo.

Previous Post

Xubnaha aqalka sare ee Galmudug oo maanta lasoo dhameystirayo.

Next Post

Weerar lagu qaaday Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Next Post
Weerar lagu qaaday Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Weerar lagu qaaday Markab dagaal oo laga leeyahay Maraykanka

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In