Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kenya oo shabaab ku eedeeysay iney qasab ku askarayso caruurta Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kenya oo shabaab ku eedeeysay iney qasab ku askarayso caruurta Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Millitariga dalka Kenya Jeneraal; Somson Mwathethe, ayaa sheegay inay dhallin yarada dalka Kenya Jeclayn iney la shaqeeyaan kooxaha argagixisada,balse ay Al-shabaab ay qasab ku Askareeyso si ay ugu dagaallamaan.

Jeneraal Mwathethe oo la hadlayay qaar ka mida dadka ku dhaqan degaan xeebeedka Jila ganza, ayaa bulshada ku boorriyay iney ka feejignaadaan farriimaha qaldan ee Al-shabaab ka imaanaya maaddaama ay diiradda u saaran tahay dadka ku dhaqan dhul xeebeedka Kenya.

Related posts

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026

Sarkaal u hadlay ciidanka Boliiska ayaa sheegtay in Nin dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray Subira Sudi Mwangola,ay ku dileen Al-shabaab degaanka Shumu bishii May ee sanadkan, kaasoo ay dileen laba bilood ka dib markii uu kasoo goostay.

Booliska Kenya ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan dhallinyaro iyo Odayaal dhaqameedyo ay gobolka xeebta ku laayeen Al-shabaab,kuwaasoo qaarkood la sheegay iney ka dhaga adeeygeen awaamiirtooda ama isaga baxay hawlaha Argagixisonimo ee horay loogu qasbay.

Previous Post

Akhriso qodobada la filayo in looga hadlo shirka madasha wadatashiga Qaran ee maanta furmaya

Next Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

Next Post
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In