Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Khamri tiro badan oo laga soo qabtay Caabudwaaq, lana soo bandhigay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 100 DHALO oo Khamri ah iyo Xashiish badan ayaa maanta lagu soo bandhigay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ka dib markii ciidanka booliiska howlgal ka sameeyay gudaha degmada, sid ay sheegeen saraakiisha ciidanka.

Taliyaha saldhigga booliiska, Dhamme, Nuur Cilmi Maxamed, ayaa sheegay in howlgal ciidanka ka sameeyay xaafadahah degmada lagu soo qabtay walxahan maandooriyaha ah iyo gaadiidkii lagu waday.

Related posts

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026

Gaashaanle sare, Maxamuud Maxamed Jaamac (Dhaga-hoor), oo ah taliyaha qeybta booliiska ee gobolka Galgaduud ayaa u mahad celiyay dadkii ka shaqeeyay in la soo qabtay maandooriyahan khatarta ah.

Guddoomiyaha, degmada Caabudwaaq, Mahad Cumar Cilmi, ayaa sheegay in ciidanka si joogto ah u sameeyaan howlgalada noocaan ah oo lagula dagaalamayo maandooriyaha.

Goobta lagu soo bandhigay, maandooriyahan ayaa waxaa joogay, maamulka degmada Taliska ciidanka booliiska, saraakiil ka tirsan qeybta 21 aad ee ciidanka xoogga dalka iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

Sacuudiga oo si KMG ah u joojiyay Cumarada

Next Post

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka kulmay dhigiisa Suudaan +Sawirro

Next Post
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka kulmay dhigiisa Suudaan +Sawirro

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka kulmay dhigiisa Suudaan +Sawirro

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dharkeynleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 20, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka...

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

Wasiirka Deegaanka XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Agaasimaha Guud ee WFP

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa kulan miro-dhal ah la...

Wasiirka  Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah

February 19, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In