Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashey isbuurasho ka dhacday garoon kuyaala Caasimadda Algeria

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashey isbuurasho ka dhacday garoon kuyaala Caasimadda Algeria
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka laga helayo dalka Algeria ayaa sheegay in ilaa 5 qof ay geeriyootay dad ka badan 20 kalena ay dhaawacyo soo gaareen kadib isbuurasho ka dhacday garoon kuyaala magaalada Caasimadda ee dalkaasi Algeria ee Algeris.

Warbaahinta Dalkaasi ayaa ku waramayasay in garoonka isbuurashadu ay ka dhacday ay ku sugnaayeen kumanaan shacab ah,kuwaasi oo u soo daawasho tagay show uu soo bandhigayay mid kamid ah fanaaniinta caanka ah ee dalkaasi oo lagu magacaabo Abderraouf Derradji.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ilaa iyo haatan lama shaacin waxyaabaha sababay is buurashadan oo ka dhacday mid kamid ah albaabada laga soo galo garoonkaasi oo uu ka socday bandhig faneedka,balse waxaa la sheegay in dadku ay dareemeen cabsi.

Dadka dhaawacmay ayaa la dhigay isbitaalo kuyaal caasimadda dalkaasi Algeria ee Algeris,waxaana warbaahinta maxaliga ah ay sheegayaan in dadka dhintay ay ku jiraan 5 qof oo dhalinyaro ah oo 2 kamid ah ay gabdho ahaayeen.

Majiraan ilaa iyo haatan wax war ah oo ka soo baxay dowladda Algeria ee ku aadan dhacdadan iyo waxyaabaha sababay.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Addis-ababa uga qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD

Next Post

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.

Next Post
Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose oo Maamul cusub u magacaabay Deegaanka Lafoole.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In