Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Tahriibayaal lagu rasaseeyay Liibiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Khasaaro kala duwan oo ka dhashay Tahriibayaal lagu rasaseeyay Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tahriibayaal isku dayay in ay ka baxsadaan goob lagu hayay oo kutaala dalka Liibiya ayaa rasaas lagu furay, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyay lix qof oo kamid ahaa Tahriibayaasha baxsanayay ayaa la toogtay halka tiro kalana la dhaawacay, ciidamadii ilaalada ka ahaa dadkan ayaa xerada kusoo celiyay qaar kamid ah dadkii isku dayay in ay baxsadaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sargaal katirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in rasaas lagu furay Tahriibayaal isku dayay in ay ka baxsadaan Xero lagu hayay, waxa uuna intaas raaciyay  in rasaasta ay ku dhinteen qaar kamid ah Tahriibayaasha .

Sidokale waxa uu sheegay sargaalkan in ay wadaan baaritaan lagu ogaanayo dalalka ay kasoo jeedaan dadka la dilay iyo kuwa la dhaawacay, waxa uuna xusay in si dhaw ula socon doonaan xaalada dadka waxyeellada soo gaartay.

Dalka Liibiya ayaa waxaa ku sugan kumanaan Muhaajiriin ah oo ka kala yimid wadamo kala duwan, kuwaa oo doonayay in ay ugu sii talabaan qeybo ka mid ah Yurub.

Previous Post

Duqeyn  Lala Beegsaday Garoon Diyaaradeed oo ku yaalla  Sacuudiga

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga  ka jaray Waddada xariiriso Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga  ka jaray Waddada xariiriso Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga  ka jaray Waddada xariiriso Baar Ubax iyo Warshada Taraqa iyo sigaarka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In