Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khawaariijta oo deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud ku dishay dad Shacab ah oo iska diiday dhaqamadooda gurracan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Khawaariijta oo deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud ku dishay dad Shacab ah oo iska diiday dhaqamadooda gurracan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degaannnada Galmudug  waxaa ka soconayo diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee howlgallada dalka looga saaray kooxda khawaarijta,iyadoo degaannada qaar ay isaga baxeeyn khawaarijta kadib markii ay ugaa deen in aysan u babacdhigi karin ciidamada xoogga iyo kuwa degaanka oo ku wajahan degaannada fara ku tirska ah ee khawaarijtu kaga sugan tahay Galmudug.

Waraka laga helayo degaanka Coosweyne ee hoos taga degmada Ceeldheere iyo degannada u dhow in ay dadka Shacabka ah ay ku amreen in maanta oo Axad ah ay isku soo baxaan si looga dhigo in ay tageer sanyihiin khawaarijta,si odayaasha degaanka ay ugu qeybiyaan Hub kadibna ay isku sawiraan,waxaana dadka degaanka oo ka horyimid arrintaa ay khawaarijtu dil u geysteen qof Dumar ah halka mid kalana ay dhaawaceen.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Khawaarijta oo arkaya Gulufka colaadeed ee ku soo wajahan ayaa dadka shacabka ee ku nool degannada ay ku sugan yihiin ku amrayo in ay dagaalamaan balsa shacabka oo ku baraa rugsan dhagarta kooxda ay diideen in caruurtooda iyo iyaga laftooda ay ka bar-bar dagaalamaan khawaarijta.

Caasimadda Galmudug waxaa ku sugan Madaxweynaha JFS  mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,xubnno katirsan Golaha wasiirada iyo sarakiisha Ciidamada kuwaa oo halkaa u joogo abaabulka iyo dar-dargalint howlgallada khawaarijta looga saaray degaannada fara ku tiriska ah ee khawaarijta kaga sugan tahay Galmudug

Previous Post

Ciidamada ammaanka oo howlgallo qorsheysan ku dilay ku dhawaad 20 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab

Next Post

Lix tahriibayaal ah oo ku dhintay doon ku qallibantay badda

Next Post
Lix tahriibayaal ah oo ku dhintay doon ku qallibantay badda

Lix tahriibayaal ah oo ku dhintay doon ku qallibantay badda

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In