Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khawaarijta oo dhexdooda ku dagaalantay deegaan hoostaga Degmada Xarardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
FAALLO: Shabaab oo gubaya Gabaadkoodii ugu danbeeyay

FILE- In this Friday, Jan. 1, 2010, file photo, a young boy leads the hard-line Islamist Al Shabab fighters as they conduct military exercise in northern Mogadishu's Suqaholaha neighborhood, Somalia. Al-Shabab have claimed responsibility for the gun and grenade attack on a shopping mall in Nairobi, Kenya Saturday Sept 21 which has left dozens dead and wounded, apparently in retaliation for Kenya's military participation in peace-keeping efforts in Somalia. (AP Photo/ Farah Abdi Warsameh/File)

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaal u dhexeeya Khawaarijta ayaa ka dhacay deegaan hoos taga degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka baxsaday deegaanka Dabagalo oo doonayey inay isu dhiibaan ciidanka dowladda ayey maleeshiyo kale ku dagaalameen agagaarka magaalada Camaara ee gobolka Mudug.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Dagaalka oo socday ilaa hal saac ayaa la sheegay inay ku dhinteen ilaa 7-ka tirsan maleeshiyada.

Qof goobjooge ah ayaa Wakaalda SONNA u sheegay inuu arkay maleeshiyada qaar ka mid ah oo la soo xirxiray, iyaga oo gaari saaran.

Dagaalka u dhexeeya Khawaarijta ayaa ah calaamad wayn oo muujinaysa sida kooxdan argagixisada ah ay ugu jabtay dagaalada ka dhanka ah ee ay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ka fuliyeen deegaanno badan oo ka tirsan Gobollada Mudug  Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, taasi oo sababtay in laga xoreeyo Khawaarijta.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga miisaaniyadda sanadka 2023-ka

Next Post

R/W Xamse oo abaalmarin guddoonsiiyay qaar ka mid shaqaalaha xafiiska

Next Post
R/W Xamse oo abaalmarin guddoonsiiyay qaar ka mid shaqaalaha xafiiska

R/W Xamse oo abaalmarin guddoonsiiyay qaar ka mid shaqaalaha xafiiska

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In