Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khubaro Caafimad oo ka digtay in qaar ka mid ah habka wajidhaqu soo dedejiyo wayeelnimo. Cilmibaaris

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Khubaro Caafimad oo ka digtay in qaar ka mid ah habka wajidhaqu soo dedejiyo wayeelnimo. Cilmibaaris
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dad farabadan ayaa cadeysta in marka ay hurdada katoosaan ay wajiga ku dhaqadaan shawarka qabeyka ee suuliga, laakiin qaar ka mid ah khubarada caafimadka ayaa sheegaya in ay jiraan qalaad lacaadeystay oo arintaasi la xiriira, taasoo sameyn xun kuyeelada jirka banii,aadamka, waxa sameyntasi ka mid ah wajiga oo yeesho lalabyo farabadan oo qofka ay ka muqaneyso wayeelnimo.

Hadaba Su,aasha la isweydii karo ayaa ah sidee isticmaalka suuligu sabab ugu noqonkaraa duqnimo soo deg degta?

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Drs Elisabeth Tanazi oo ah Agaasimaha Machad qaabilsan qaliinka maqaarka oo lahadleysay wargeyska Dagaloos ee ka faalooda arimaha caafimadka ayaa aamisan inuu jiro qalad xun oo ay dadka qaar cadeysteen kaasoo qeyb ka ah in  maqaarku uu yeesho lalaabyo farabadan.

Qaladaadkas ay dadku caadeysteen ayaa waxaa ka mid in wajiga lagu dhaqdo Doshka ama shaawarka suuliga kaasoo tuuraya  biyo ka awoodbadan maqaarka wajiga insaanka taasina ay kento in wajigu uu yesho calamado laalaab ah oo marka danbe soo baxa.

Qaldadka kale ee sababa wayeelnimada soo deg degta ayaa waxa ka mid ah habka loo isticmaalo qalajinta wajiga marka lasooqabeysto kadib oo dadbadani ay wajiga ku holaan dhar culus sida shukumaanada ama dharkale o oculus tasoo khubaradu ay shegeen in ay jirka ku reebto Bakteria farabadan.

Ugu danbeyntii khubaradan ayaa ku talinaya  in laga fogaado isticmaal biyaha ay turayso shawarka suuliga oo taa bedelkeeda waji dhaqa loo isticmaalo tubada caadig ah, iyadoo xisabta lagu darayo kuleylka ama qabowga biya wajiga lagu dhaqo waxaana ugu wanasan biyah qabow xigeenka ah in loo adegsado waji dhaqa marka wajiga biyaha laga qalajinayana la isticmaalo waxyaabo jilicsan oo khafif ah .

Previous Post

Daawo: Dood cilmiyeed ku saabsan soohdimaha dowlad goboleedyada dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO

Next Post
W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO

W/Cadaalada oo furtay kulan lagu ansaxinayo Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafka SAWIRO

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In