Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Khudbadda uu jeediyay Erdogan ka dib Guushiisa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Khudbadda uu jeediyay  Erdogan ka dib Guushiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hogaamiyaha mudada dheer ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi turkiga,iyada oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay ku warramayso warbaahinta dowladda.

Mr Erdogan ayaa waxa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaha boqolkiiba 52.5, halka ninka dhaw ee ay ishayeen ee Muharrem Ince uu uruursaday boqolkiiba 30.7.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Madaxweyne Erdogan oo dad badan Khudbad uga jeedinayay xarunta Xisbiga cadaaladda & Horumarka (AK) ee ku taalo caasimadda Turkiga ee Ankara Guushiisa ka dib ayaa sheegay in qof kasta oo ka mid ah 81-ka Milyan ee Muwaadiniinta Turkiga uu guuleystay.

โ€œ Guuleystayaasha doorashooyinka 24-ka June waa Turkiga, Qaranka Turkiga, dhibka haysta gobolka iyo dhammaan kuwa la dulmiyay adduunka,โ€ ayuu yiri madaxweyne Erdogan.

Wuxuu sidoo kale u mahadceliyay hogaamiyaha xisbiga MHP, xubnaha iyo codbixiyayaasha.

โ€œWaxaan jeclaan lahaa in aan u mahadceliyo dadkayga, walaalahayga kuwaasi oo na aaminay aniga, isbahaysigayga iyo xisbigayga,โ€ ayuu yiri Mr. Erdogan.

Erdogan ayaa horaanta maalintii Axadda ku dhawaaqay guusha uu ku gaaray doorashadii madaxweynenimada ee Turkiga iyo mida baarlamaanka.

Madaxwaynaha ayaa sheegay in uu helay farriinta muwaadiniinta ee doorashada. โ€œXilligan, wuxuuna carabka ku adkeeyay inuu ka shaqeyn doono sidii horumaro la taaban karo loo gaarsiin lahaa Qaranka Turkiga.

Laga bilaabo berri, waxaan qaadi doonaa tallaabooyin deg deg ah oo lagu fulinayo balan qaadyadii u sameynay Ummadeena,โ€ ayuu yiri madaxweynaha la doortay ee Turkiga Raccip Dayip Erdogan.

Waxa uu sidoo kale sheegay in xukuumaddiisu ay ka hortagi doonto kooxaha argagixisada. โ€œWaxaan kordhin doonnaa sumcadda caalamiga ah ee waddankeena,โ€ ayuu raaciyay hadalkiisa.

โ€œIsla markiiba xafladda dhaarinta, waxaan bilaabi doonaa in aan fulino barnaamijkeenna si aan u aqoonsanno shaqadeena,โ€ Erdogan ayaa sidaas yiri, isaga oo ku dhaartay in uu u shaqeynayo maalin iyo habeen โ€œma haysanno waqti aan lumino.โ€sida uu hadalka u dhigay.

โ€œTurkigu wuxuu goโ€™aansaday inuu sare u qaado horumarka, kobcinta maalgashiga iyo wadan sharaf leh oo saameyn ย ku leh dhammaan qaybaha adduunka,โ€ Erdogan ayaa sidaas yiri.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ku dilay Ajaniib

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku sugan Jabuutiย 

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku sugan Jabuutiย 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku sugan Jabuutiย 

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In