Wednesday, March 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kobaca Ganacsiga yar yar ee Magaalada Muqdisho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Kobaca Ganacsiga yar yar ee Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sanadihii  ugu dambeyay  waxaa soo hagaagaya Ganacsiga Dalka gaarahaan Ganacsiga yar yar oo ay Samaysanayaan Dhalinyaro Wax ka barta goobaha  Waxbarasho  sida Jaamacahada, Dugsiyada iyo Xaruuro Farsamo kuwaa soo ku dhiiranaaya in ay ka faa’idaystaan “Hal” abuurkooda.

Ganacsatada dharka ku iibiya hareeraha wadooyinka Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa waxay ay shegayaan in  ganacsigooda  Sanadkaan uu yahay mid aad u wanagsan islamarkaana ay ka helaan nolol maal meed kooda ayna ku maareeeyaan Nalashada Qosaskooda.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026

Faarax Maxamed Nuur  oo ka mid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka  kana mid ah dhalinta wax ka barata Muqdisho oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa tilmaamay in ay faa’ido wayn ku qabaan  Ganacsigooda marka oo eego Xaalada  qashaqo la,aan ee Dalka ka jirta waxaa uuna “yiri” waa in ay ku dhiiradaan dhalinyaradu dibu dhiska Dalka iyo ka faa,idaysiga Hal abuurkooda.

Hadaba C/qaadir Cali  Axmed oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka Soomaaliya oo u kuurgalay Ganasiga yar yar oo  ay samaysteen dhalinyaro ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka diyaarinyay warbixintaan.

halkaan hoose ka dhageyso Warbixin Wariye C/qaadir Cali Axmed

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/XUBINTA-GANACSIGA-CABDUQADIR-509207.mp3

Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo sheegtay in ay Xoojinayso Nadaamka maaliyadeed ee Galmudug

Next Post

Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gogal Xaaryo sidii loo heli lahaa Guddi shaqaale Qaran

Next Post
Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gogal Xaaryo sidii loo heli lahaa Guddi shaqaale Qaran

Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gogal Xaaryo sidii loo heli lahaa Guddi shaqaale Qaran

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo tartanka ka ciribtirtay Diinsoor, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 10, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚  𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥 𝐤𝐚 𝐣𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐔𝐊 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐚𝐜𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐞𝐞 𝐌𝐚𝐚𝐫𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤a

March 10, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In