Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Ciyaaraha
0
Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ayaa waxaa galabta lagu qabtay Koob Kubadda Cagta oo lagu Maamuusayay Shuhadadii ku shahiiday 24 July 2019 Qaraxii ka dhacay Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar.

Kulan Cayaareedkaan ayaa waxaa uu dhex maray Naadiga Madbacadda iyo Naadiga MCC ee Dowladda Hoose, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir oo ay ugu horeeyeen Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Bulshada Marwo Basmo Caamir Axmed iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Mudane Xiirey Axmed Rooble.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Naadiga Dowladda Hoose ee Xamar ayaa 2-1 kaga adkaatay Naadiga Madbacadda, iyadoon Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed ay Koobka Eng. Yariisow Cup guddoonsiisay Naadiga MCC.

Taageerayaal aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa u soo daawasho tegay garoonka.

Previous Post

Musharaxiinta u tartameya kuraasta Xildhibaannada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo taageeray shaqada guddiga doorashada ee uu magacaabay Ra’isul Wasaaraha “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Hooyo Jamaad Cusmaan Mahad-Alle.

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo meel mariyay ku noqoshada qoondada Miisaaniyadda Dowladda 2019 “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid Hooyo Jamaad Cusmaan Mahad-Alle.

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In