Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharaxiinta u tartameya kuraasta Xildhibaannada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo taageeray shaqada guddiga doorashada ee uu magacaabay Ra’isul Wasaaraha “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Musharaxiinta u tartameya kuraasta Xildhibaannada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo taageeray shaqada guddiga doorashada ee uu magacaabay Ra’isul Wasaaraha “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharaxiinta oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyay doorka hoggaamineed ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Sidoo kale waxay dalbadeen in la bilaabo doorashada Aqalka Sare iyo mida Golaha Shacabka ee gobolada Waqooyi, iyagoo cadeeyay iney diyaar u yihiin iney tartanka doorashada ka qeyb galaan.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026

Waxay sheegeen in doorashada ay diidan yihiin siyaasiyiin tiro yar oo aan kalsooni badan ku qabin dadkooda, isla markaana doonaya in la musuq maasuqo doorashada.

Kulanka Musharaxiinta Xildhibaannada iyo Senatarada gobolada Waqooyi waxaa goobjoog ka ahaa Siyaasiyiin, Odoyaal dhaqan, dhallinyaro, Haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada gobolada Waqooyi.

Todobaadkii ina dhaafay ayaa 40 Xildhibaan oo ka soo jeeda Gobolada Woqooyi/Somaliland sidoo kale taageereen dedaalka Ra’iisul Wasaaraha ee hirgelinta doorashada Qaranka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan laqaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka

Next Post

Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Next Post
Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium “SAWIRRO”

Koob lagu maamuusayay shuhadii ku shahiiday qaraxii ka dhacay Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar oo lagu qabtay Eng, Yariisow Stadium "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In