Wasaarada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Ka warbixisay Halka Ay Marayaan Howlaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta maaulka Koofur Galbed, oo In Muddo ah soo socotay.
Barnaamijkan Ayaa waxaa kale oo qayb Ka Ahaa In Kooxaha nabad Diidka Laga Sifeeyo Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Magalada Baydhabo,Wasiir Ku Xigenka Wasarada Amniga Kofur Galbeed Soomaaliaya Cabdirisaaq Aadan oo Wareysi Gaar ah Siiyay Radio Muqdisho ayaa faafaahin ka bixiyay waxii uga qabsoomay qorshaha dhameystirka diwaan galinta Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed.
halkan ka dhageeyso wareysiga Wasiir Ku Xigenka Wasarada Amniga Kofur Galbeed.