Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Koox kubadda cagta ah oo Gaalkacyo ka dhisan oo Kismaayo ku sugan-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Naadiga kubada cagta Comsed Gaalkacyo Puntland  ayaa galabta barbar dhac lagalay naadiga Jamaame Brothers Centar JBC  oo Kismaayo ka dhisan, waxaana ciyaartii galabta oo aad u xiiso badnayd ka soo qaybgalay Maamulka degmada Kismaayo, Xildhibaano ka socda Baarlamaanka Jubbaland iyo Boqolaal dadwaynaa.

Sidoo kale waxaa joogay galabta Garoonka Madaxda Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland, gudoomiyaha dhalinyarada Puntland iyo madaxda Xariirka kubada cagta ee Jubbaland.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Ciyaarta ayaa kaabiyadii hore waxaa hal dhaliyay Naadiga JBC , iyadoona gool bareejo ah ay la yimaadeen naadiga Comsed kaabyadii dambe.

Guddoomiyaha degmada Kismaayo Mudame Ibraahim Maxamed Aw-Yuusuf ayaa sheegay in ciyaaraha Kismaayo dhacaya ay yihiin kuwo dhiiri galin u ah dhamaan dhalinyarada Ciyaaraha Jubbaland iyo Puntland.

Cabdiqani Carabay oo ah  gudoomiyaha Naadiga Comsed ee Kismaayo martida ku ah ayaa sheegay in naadiga Comsed ay yihiin kuwo mar walba dadaal badan ugu jiraan horumarka sports Puntland iyo Jubaland  sidi ay xirir wanagsan u yeeshaan mar walbana ay u wada ciyaaraan safaro gobolada Puntland iyo Jubaland taas ayuu ahaa u jeedkeena aan Jubaland Kismaayo ku nimid wana bilaawnay hadi aan nahay naadiga comsed  mar walba waxaan diyaar u nahay in aan ka shaqeeno isdhaxgalka dhalinyarada sports wana mid loo bahan yahay in la horumariyo dhalinyarada sports si ay xirfadadooda u horumariyaan si ay u helaan fursad wanagsan.

Ugu dambayntii gudoomiyaha dhalinyarada Puntland aways Sardheeye ayaa guud ahaanba dhalinyarada Puntland iyo Jubbaland ugu baaqay in ay hormariyaan xirfadahooda, sidoo kalena ay ka waantoobaan tahriibka.

20160605_161303 20160605_161310 20160605_161314 20160605_162022 20160605_162856 20160605_165451 20160605_172105 20160605_173154 20160605_1620160 IMG-20160605-WA0032 IMG-20160605-WA0034 IMG-20160605-WA0037

Previous Post

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo shir la qaatey dhiggiisa Jabuuti

Next Post

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

Next Post
Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

Wafdi horudhac u ah madaxweynaha oo gaaray Dhadhaab-SAWIRO

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In