Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Arsenal,Aston Villa Iyo West Ham oo uu Soo Baxay Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Arsenal,Aston Villa Iyo West Ham oo uu Soo Baxay Wareega Shanaad ee Koobka FA Cup-ka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda West Ham United ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 1-0 uga badisay kooxda Bristol City oo ka ciyaarta heerka sedaxaad ee dalka ingiriiska.

Ciyaaryahan Diafra Sakho ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda West Ham United.
Sakho goolSakho celeSakhoCeleeCalee

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Kooxda Aston Villa ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay garoonkeeda Villa Park 2-1 uga badisay kooxda AFC Bournemouth oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka ingiriiska.

Kooxda Aston Villa waxaa qeybtiidanbe ee ciyaarta labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Carles Gil iyo Andreas Weimann.
Gill celeeGil celeeeGilGil celeandres goolAndres cele

Kooxda Arsenal ayaa u soo baxday wareega shanaad ee koobka FA Cup-ka,ka dib markii ay 3-2 uga badiyay kooxda Brighton & Hove Albion oo ka ciyaart heerka labaad ee dalka ingiriiska.

Kooxda Arsenal ayaa waxaa qeybtii hore ee ciyaarta labo gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Theo Walcott iyo Mesut Oezil,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.
Wal goolWalc goolWal celeWalc celeCeleeOzil goolOzil cele

Ozil celeee

Kooxda Brighton & Hove Albion ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta la timid labo gool,waxaana u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Chris O’Grady iyo Sam Baldock.
Chris goolChris celeSam goolSam cele
Ciyaaryahan Tomas Rosicky ayaa goolka sedaxaad u dhaliyay ee guusha u dhaliyay kooxda Arsenal.
Tomas gool

Tomas gooolTomas cele

Kooxaha Chelsea,Manchester City,Tottenham,Southampton,Swansea City iyo Newscastle United oo dhamaantood ka ciyaara Premier League-ga ayaa ka haray koobka FA Cup-ka.

Previous Post

Juventus oo Badisay iyo Inter Milan oo Laga Badiyay “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Wafdiga Madaxweynaha Turkiga sida diiran ee loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Wafdiga Madaxweynaha Turkiga sida diiran ee loogu soo dhaweeyay Muqdisho

DAAWO SAWIRRADA: Wafdiga Madaxweynaha Turkiga sida diiran ee loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In