Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Borussia Dortmund ayaa waxaa garoonkeeda Signal Iduna Park 0-1 uga badiyay kooxda Bayern Munich.

Ciyaaryahan Robert Lewandowski oo horey ugu ciyaari jiray kooxda Dortmund ayaa daqiiqadii 36-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Bayern Munich.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Ro gool Robe gool sadcelecalee

Kooxda Bayern Munich oo uu hogaamiyo macalin Pep Guardiola ayaa horyaalka Jarmalka ku hogaamineyso 67-dhibcood,halka kooxda Borussia Dortmund ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,iyadoo leh 33-dhibcood.

Kooxda Wolfsburg ayaa sanadka soo socda ciyaari doonto koobka Champione League-ga,ka dib markii ay garoonkeeda Volkswagen Arena 3-1 uga badisay kooxda VfB Stuttgart.

Ciyaaryahan Ricardo Rodriguez ayaa labo ka mid ah goolasha u dhaliyay kooxda Wolfsburg,halka goolka sedaxaad uu u dhaliyay ciyaaryahan Andre Schuerrle.

wolf

Kooxda Wolfsburg ayaa kaalinta labaad uga jirto kala horeynta horyaalka Jarmalka,waxana ay leedahay 57-dhibcood,halka kooxda Stuttgart ay ugu hooseya Horyaalka.

Kooxda Hoffenheim ayaa waxaa garoonkeeda Wirsol Rhein-Neckar-Arena 1-4 uga badiyay kooxda Borussia Moenchengladbach.

Ciyaaryahan Patrick Herrmann ayaa labo ka mid ah goolasha u dhaliyay kooxda Moenchengladbach,halka labada gool ee kale ay u kala dhaliyeen ciyaaryahanada kala ah Max Kruse iyo Raffael.

Kooxda Borussia Moenchengladbach ayaa kaalinta sedaxaad uga jirto kala horeynta horyaalka Jarmalka,waxana ay leedahay 50-dhibcood,halka kooxda Hoffenheim ay horyaalka uga jirto kaalinta todobaad,iyadoo leh 37-dhibcood.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa garoonkeeda BayArena 4-0 uga badisay kooxda Hamburger SV.

Ciyaaryahan Stefan Kiessling ayaa labo ka mid ah goolasha u dhaliyay koxoda Bayer Leverkusen,halka labada gool ee kale uu u dhaliyay ciyaaryahan Gonzalo Castro.

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa kaalinta afaraad uga jirto kala horeynta horyaalka Jarmalka,waxana ay leedahay 48-dhibcood,halka kooxda Hamburger ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Freiburg ayaa garoonkeeda Schwarzwald-Stadion 1-0 uga badisay kooxda FC Cologne.

Ciyaaryahan Mike Frantz ayaa daqiiqadii 37-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Freiburg.

Kooxda FC Cologne ayaa kala horeynta horyaalka Jarmalka uga jirto kaalinta 12-aad,waxana ay leedahay 30-dhibcood,halka kooxda Freiburg ay horyaalka uga jirto kaalinta 14-aad,iyadoo leh 28-dhibcood.

Previous Post

Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray”Sawirro”

Next Post

Kooxda Chelsea oo Xajisatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Next Post
Kooxda Chelsea oo Xajisatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Kooxda Chelsea oo Xajisatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska "Sawirro"

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In