Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Horseed iyo MCC oo isku garab dhacay kulan ka tirsan Horyaalka Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kooxaha Horseed iyo MCC oo isku garab dhacay kulan ka tirsan Horyaalka Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, xubno ka socday Maamulka Gobolka Banaadir, marti sharaf iyo dadweyne fara badan ayaaa ka qeybgalay kulan ka tirsan Horyaalka Kubadda Cagta Soomaaliya oo kooxaha Horseed iyo Kooxda dowladda Hoose ee Xamar (Mugadishu City Club) galabta ku dhexmartay tuulada cayaaraha ee Muqdisho.

Kulanka oo ahaa mid lagu go’aaminayay cidda badisa inay Horyaalka qaadeyso ayaa labada koox waxa ay soo badhigeen cayaar aad u xamaasad badan oo ay si weyn ugu riiyaaqeen dad weynihii ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026

Cayaarta oo ahayd weerar iyo weerar celis ayaa waxaa qeybtii hore ee cayaarta lagu kala nastay bar bardhac 0-0.

Cayaarta markii la isku soo laabtay qeybta labaad ee kulanka ayaa labada dhinac waxa ay abuureen fursado ay gool ku dhalin kareen, balse ma noqon taas oo waqtigii cayaarta loogu talagalay ku soo idlaatay gool la’aan oo ah bar bardhac 0-0, waxaana tani ay ka dhigantahay wali inay isku dhibco yihiin min 35 dhibcood

Kooxda Muqdisho waxay la dheeli doontaan lugta u hartay kooxda Gadiidka, halka kooxda Horseed ay la dheeli doonto Dekadaha, iyadoo haddii ay soo wada badiyaan ciyaar kala baxa ay dheeli doonaan labadooda.

Previous Post

Ciidamada Amniga oo miinooyin ka saaray goobo Al-Shabaab lagala wareegay

Next Post

Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Garoowe kula kulmay Malaaqyada iyo Waxgaradka Bulshada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Garoowe kula kulmay Malaaqyada iyo Waxgaradka Bulshada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan Puntland “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Garoowe kula kulmay Malaaqyada iyo Waxgaradka Bulshada Koonfur Galbeed ee ku dhaqan Puntland "SAWIRRO"

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In