Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 3-1 uga badisay kooxda Aston Villa.Ciyaaryahan Ander Herrera ayaa labadii qeyb ee ciyaarta labo ka mid ah goolasha u kala dhaliyay kooxda Manchester United,halka goolka sedaxaad uu u dhaliyay ciyaaryahan Wayne Rooney.
Β Adre gool And cele And celee Andre celee Andre gool Andre goool Ron gool Rone cele Roney cele Roney gool sad
Ciyaaryahan Ciyaaryahan Christian Benteke ayaa goolka kaliya u dhaliyay kooxda Aston Villa.Ben goolBen cele Bent cele

Kooxda Manchester United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sedaxaad,waxana ay leedahay 62-dhibcood,halka kooxda Aston Villa ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 28-dhibcood.

Kooxda Evrton ayaa garoonkeeda Goodison Park 1-0 uga badisay kooxda Southampton.

Ciyaaryahan Phil Jagielka ayaa daqiiqadii 16-aad ee ciyaarta goolka guusha u dhaliyay kooxda Everton.

Jac gool Jac gooolJac celecele

Kooxda Southampton ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 53-dhibcood,halka kooxda Everton ay horyaalka uga jirto kaalinta 11-aad,iyadoo leh 37-dhibcood.

Kooxda Swansea City ayaa garoonkeeda Liberty Stadium 3-1 uga badisay kooxda Hull City.

Ciyaaryahan Bafetimbi Gomis ayaa labadii qeyb ee ciyaarta labo ka mid ah goolasha u dhaliyay kooxda Swansea,halka goolka sedaxaad uu u dhaiyay ciyaaryahan Sung-Yueng Ki.

Gom cele Gom gool Gomi cele gomig goool gomis cele Gomis gool Ki cele Ki gool

Ciyaaryahan Paul McShane ayaa goolka kaliya u dhaliyay kooxda Hull City,halka ciyaaryahan David Meyler uu kaarka casaanka ka qaatay kooxda Hull City.

Paul gool Paul goool Red

Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda The Hawthorns 1-3 uga badiyay kooxda Queens Park Rangers.

Kooxda Queens Park Rangers ayaa waxaa afarta gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Eduardo Vargas, Charlie Austin, Bobby Zamora iyo Joe Barton.

Austin cele Austin gool Boby cele Boby gool cele Joe cele Joe gool Vergas cele Vergas celee

Ciyaaryahan Victor Anichebe ayaa goolka kaliya u dhaliyay kooxda West Brom,iyadoo kaarka casaanka ah uu ka qaatay ciyaaryahan Youssuf Mulumbu.

Victor goolReedRed

Kooxda West Bromwich ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta 14-aad,waxana ay leedahay 33-dhibcood,halka kooxda QPR ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseya.

Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda King Power Stadium 2-1 uga badisay kooxda West Ham United.

Kooxda Leicester City ayaa waxaa labada gool u kala dhaliyay ciyaaryahanada kala ah Esteban Cambiasso iyo Andy King.

Cam cele Cam gool Camb cele King cele King celee

Ciyaaryahan Cheikhou Kouyate ayaa goolka kaliya u dhaliyay kooxda West Ham United.

Kon gool Koya cele

Kooxda West Ham United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta tobanaad,waxana ay leedahay 42-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Previous Post

Xuska sanadguurada Warbaahinta Qaranka oo iminka ka socoto xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Next Post

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Next Post
Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray "Sawirro"

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In