Friday, October 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxaha Manchester United,West Ham,Swansea,Liverpool iyo Aston Villa oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford 2-1 uga badisay kooxda Stoke City

Kooxda Manchester United ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 21-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Marouane Fellaini.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Felani goolFilaani goolFelaani goolFelani celee

Ciyaaryahan Steven Nzonzi ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Stoke City,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

nzonzi goolNzn goolceleee

Ciyaaryahan Juan Mata ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Manchester United.

Mata goolgoolMata celeesad

Kooxda Manchester United kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta afaraad,waxana ay leedahay 25-dhibcood,halka Stoke ay horyaalka uga jirto kaalinta 13-,iyadoo leh 15-dhibcood.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa waxaa garoonkeeda Hawthorns 1-2 uga badiyay kooxda West Ham United.

Kooxda West Bromwich Albion ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 10-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Craig Dawson.

Dawson goolDawson celeeCelee

Ciyaaryahan Kevin Nolan ayaa daqiiqadii 35-aad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda West Ham United.

Nolan goolNolan celeeKevin celee

Ciyaaryahan James Tomkins ayaa dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda West Ham United,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

James goolTom celee

Kooxda West Ham United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta shanaad,waxana ay leedahay 24-dhibcood,halka kooxda West Brom ay horyaalka uga jirto kaalinta 16-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.

Kooxda Swansea City ayaa garoonkeeda Liberty Stadium 2-0 uga badisay kooxda Queens Park Rangers.

Ciyaaryahan Sung-Yueng Ki ayaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta goolka koowaad u dhaliyay kooxda Swansea City.

Ki goolKi celee

Ciyaaryahan Wayne Routledge ayaa daqiiqadii 83-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Swansea City.

Wayne goolCelee

Kooxda Swansea City ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta lixaad,waxana ay leedahay 22-dhibcood,halka kooxda Queens Park Rangers ay mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseya.

Kooxda Burnley ayaa garoonkeeda Turf Moor barbardhac 1-1 ah kula gashay kooxda Newcastle United.

Kooxda Burnley ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan George Boyd,sidasi ayana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

BoydBoyd goolCeleeBoyd Celee

Ciyaaryahan Papiss Cisse ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool barbardhac ah u dhaliyay kooxda Newcastle United.

Cise goolCise celee

Kooxda Newcastle United ayaa horyaalka ingiriiska uga jirto kalainta tobanaad,waxana ay leedahay 20-dhibcood,halka Burnley ay markii u horeysay ilaa markii uu horyaalka bilowday ay ka soo baxday sedaxda kooxood ee ugu hooseeya horyaalka horyaalka,waxana ay soo gashay 17-aad,iyadoo leh 12-dhibcood.

Kooxda Leicester City ayaa waxaa garoonkeeda King Power Stadium 1-3 uga badiyay kooxda Liverpool.

Kooxda Leicester City ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 22-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Jose Leonardo Ulloa.

Oloa gool Oloaa goolOlloa gool Oloa Celeecelee

Kooxda Liverpool ayaa gool barbardhac ah heshay daqiiqadii 27-aad ee ciyaarta,waxaana u dhaliyay ciyaaryahan Adam Lallana,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Lalana goolLalani celeeLallana celeelalana celeeeLalaan celee

Ciyaaryahan Steven Gerrard ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta gool labaad u dhaliyay kooxda Liverpool.

Steven celeeeG celeeGerrad celeeSteven celee

Ciyaaryahan Wes Morgan ayaa daqiiqadii 64-aad ee ciyaarta kaarka casaanka ah ka qaatay kooxda Leicester City.

Red

Ciyaaryahan Jordan Henderson ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Liverpool.

Jordan celee

Kooxda Liverpool ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 20-dhibcood,halka kooxda Leicester City ay ka mid tahay sedaxda kooxood ee horyaalka ugu hooseeya.

Kooxda Crystal Palace ayaa garoonkeeda waxaa Selhurst Park 0-1 uga badiyay kooxda Aston Villa.

Kooxda Aston Villa ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 32-aad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Christian Benteke,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Ben goolgoolBenteke celeeceleeceleeee

Labada kooxood ayaana wax gool ah iska dhalin qeybtii danbe ee ciyaarta.

Kooxda Aston Villa ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska ka soo gashay kaalinta 12-aad,iyadoo leh 16-dhibcood,halka kooxda Crystal Palace ay horyaalka uga jirto kaalinta 15-aad,iyadoo leh 13-dhibcood.

Previous Post

Kooxda Real Madrid oo u Soo Baxday Wareega 16-ka ee Copa Del Rey “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay Baydhabo

Next Post

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay Baydhabo

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In