Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda argagixisada ah ee Daaliban oo la wareegtay magaalo madaxdii 9-aad

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Kooxda argagixisada ah ee Daaliban oo la wareegtay magaalo madaxdii 9-aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daaliban oo ah koox argagixisa ah oo ka dagaalanta wadanka Afghanistan, ayaa la wareegay magaaladii 9-aad oo ah caasimad gobaleed, kuwaa oo  si buuxda u la wareegay caasimada gobalka Badakhshan oo saaran xaduuda wadankaasi uu la wadaago Tajikistan.

Tan iyo jimcihii lasoo dhaafay ayay maleeshiyaadka argagixiso Dalibanka la wareegeen Sideed magaalo madax oo gobalada dagaalada ka mid ah, iyadoo laga cabsi qabo in ay usoo gudbaan magaalada Kabul.

Related posts

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

February 21, 2026

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani, ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Mazar-i-Sharif ee waqooyiga dalkaasi, magaaladaasi oo ay hada go’adoon geliyeen kooxdan, waxaana saacadihii lasoo dhaafay halkaasi gaaray diyaarado sida gurmad ciidamo iyo sahay militari.

Beesha Caalamka ayaa ugu baaqday Maleeshiyaadk Daalibanka inay joojiyaan duulaanka ay wadaan, waxayna sidoo kale sheegeen in aan la aqoonsan doonin maamul uu Talibanka dalkaasi ka sameeyo.

Previous Post

Doorashada 11-kursi oo ka mid noqonaya golaha Aqalka Sare oo lagu soo gabagabeeyay Garowe

Next Post

Ra’iisul Wsaaraha X.F.S oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ku nool

Next Post
Ra’iisul Wsaaraha X.F.S oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ku nool

Ra’iisul Wsaaraha X.F.S oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kenya ku nool

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo ee laga gaaray horumarinta waxbarashada dalka

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka warbixiyay natiijooyin la taaban karo oo laga gaaray horumarinta...

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

Dowladda oo dishay xubnihii ugu badnaa ee khawaarijta u qaabilsanaa baada ay ka qaado shacabka Soomaaliyeed

February 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada...

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In