Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Chelsea oo Xajisatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Chelsea oo Xajisatay Hogaanka Horyaalka Ingiriiska “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Chelsea ayaa garoonkeeda Stamford Bridge 2-1 uga badisay kooxda Stoke City.

Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii 39-aad ee ciyaarta goolka rigoore ahaa u dhaliyay ciyaaryahan Eden Hazard.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Edin penEdin penaEdin celecelee

Ciyaaryahan Charlie Adam ayaa bartaha garoonka ka arkay gool hayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois oo ka baxay goolka uu ilaalinayay,waxana kubad uu ka laaday bartaha garoonka uu u daba mariyay goolka,iyadoo noqotay bareejo 1- 1 ah,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Adam golAda goolAd goolAdam cele Adam celee

Ciyaaryahan Loic Remy ayaa daqiiqadii 62-aad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Chelsea.

Remy goolRemy cele Remy celee Remy

Kooxda Chelsea ayaa horyaalka ingiriiska ku hogaamineyso 70-dhibcood,halka kooxda Stoke City ay horyaalka uga jirto kaalinta tobanaad,waxana ay leedahay 42-dhibcood.

Previous Post

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Moenchengladbach iyo Bayer Leverkusen oo Guulo Gaaray “Sawirro”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA XUSKA WARBAAHINTA QARANKA

Next Post
DAAWO SAWIRRADA XUSKA WARBAAHINTA QARANKA

DAAWO SAWIRRADA XUSKA WARBAAHINTA QARANKA

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In