Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda Dacish oo dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Iran

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kooxda Dacish oo dishay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada Iran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowlada Iran ayaa xaqiijisay in Jeneraal Hossein Hamedina oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee  militariga Iran lagu dilay Xalay  duleedka magaalada Aleppo.

Jeneraal Husen  Hamedina ayaa hoggaaminay guutooyin ciidamada khaaska ah ee Iran u dirtay Siiriya si ay gacan u siiyaan militariga xukuumadda Bashar Assad, wuxuuna kala talinayey ciidamada dowladda Siiriya hawlgallada ay sida wada jirka ah u bilaabeen ciidamada Bashaar Assad, Xisbullah iyo guutooyin ka socda militariga Iran, kuwaasi oo dhanka cirka ay ka taageerayaan diyaaradaha Ruushka.

Sidoo kale Jeneraal Hamedina ayaa lagu xasuustaa inuu ahaa hoggaamiyihii ciidamadii cagta mariyey mudaharaadyadii ka dhacay dalka Iran sanadkii 2009-kii  xiligii ay doorashada dhaceysay, waxaana saarneyd cunaqabateyn ay kusoo rogeen dalalka Midowga Yurub qaarkood sida dalka Britain.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dagaalyahanada ISIS ayaa la sheegay inay fuliyeen weerarka lagu dilay Jeneraalka walow aysan ciidamada Iran weli faah faahin ka bixin qaabka uu weerarkaasi xalay u dhacay.

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiye Jawaari “Wadahadallada Mooshinka Weey Bilaabanayaan Berri Subax”

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamanka F. S. oo la kulmay saraakiisha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Guddoomiye Jawaari "Wadahadallada Mooshinka Weey Bilaabanayaan Berri Subax"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In