Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Newcastle United oo Shan Ciyaaryahan Amaahisay Kooxda Rangers

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Ciyaaraha
0
Kooxda Newcastle United oo Shan Ciyaaryahan Amaahisay Kooxda Rangers
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda Newcastle United oo ka ciyaarta horyaalka Premier League-ga ayaa shan ciyaaryahan amaahisay kooxda Rangers oo ka ciyaarta heerka labaad ee dalka Scotland.

Ciyaaryahanada kala ah Gael Bigirimana, Remie Streete, Shane Ferguson, Haris Vuckic iyo Kevin Mbabu ayaa inta ka dhiman xili ciyaareedkan ka ciyaari doono garoonka Ibrox oo ay ku ciyaarto kooxda Rangers.

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023

Milkiilaha kooxda Newcastle United Mike Ashley ayaa daneynaya in uu ka mid noqday saamileyda saamiga ugu badan ku leh kooxda Rangers, isagoo hada leh saami dhan 8.9 boqolkiiba.

Ciyaaryahanada kala ah Bigirimana oo 21-jir ah,Haris Vuckic oo 22-jir ah iyo Shane Ferguson oo 23-jir ah waxa ay ka ciayaraan khadka dhexe,halka ciyaaryahanada kala ah Remie Streete oo 20-jir ah iyo Kevin Mbabu oo 19-jir ah ayaa ka ciyaaraan daafaca.

Kooxda Rangers ayaa hada kaalinta labaad uga jirto kala horeynta horyaalka heerka labaad ee dalka Scotland,waxana ay afar dhibcood ka hooseysaa kooxda Hearts oo hogaamineysa horyaalka.

Previous Post

Ciyaaryahan Aaron Lennon oo Ku Biiray Kooxda Everton

Next Post

Kooxda Tottenham oo Ku Guuleysatay Iibka Ciyaaryahan Dle Alli

Next Post
Kooxda Tottenham oo Ku Guuleysatay Iibka Ciyaaryahan Dle Alli

Kooxda Tottenham oo Ku Guuleysatay Iibka Ciyaaryahan Dle Alli

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In