Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah oo dil u geystay muwaadiniin Soomaaliyeed

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Heshiis laga gaaray rabshad ka dhacday goobo  Soomaalida Koonfur Afrika ku ganacsadaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo burcad ah ayaa weeraro kala duwan oo ay ku qaadeen goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin soomaali ah isla markaana ku yiilay deegaano hoos yimada magaalada Eastlondon ee Dalka koofur Africa, waxaa ay ku dileen labo ganacsade oo soomaali ah oo halkaasi in mudo ah ku noolaa.

Kooxda burcada ayaa weerarka hore waxaa ay ku qaadeen goobo ganacsi oo uu lahaa muwaadin Soomaali ah saacadda marka ay aheyd 9:00 habeenimo Xilliga Koofur Africa waxaana ay dhac u geysteen goobta ganacsiga kadib waxaa ay Bastoolad ku qabteen marxuumka geeriyooday oo lagu magacaabi jiray Cabdi Caamir oo markii uu is dhiibay kadib ay ku dhufteen tooreey ilaa shan mar oo ay nafta kaga qaadeen .

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

โ€œIlaa shan qof ayaa soo Gashay xilli uu albaabka Dukaankiisa xeri rabay ayaa Gidaarka loogu gambaday qori ayaa lagu qabtay Marka uu is dhiibay Kadibnaย  waxaa ay qabteen asaga tooreey ayey ku dhufteen nin kale oo la joogayna wey xer xereen ilaa alaabta dhan ay ka rartaanโ€Sidaasi waxaa Radio Muqdisho u sheegay C.rasaaq Ali Kolkolay oo ka mid ah ganacsatada deegaanka Eastlonon.

Weerarka labaad oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday muwaadin soomaaliyeed oo lagu magacaabo aadan Cabdi Wahaab oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee caanka ah deegaanka Eastlondon iyo guud ahaan gobolka Eastren Cape.

Kooxda Burcadda ayaa rasaas ku furay xilli uu kaso baxay goobtiisa ganacsiga waxaana rasaasta ay ka haleeshay dhanka wadnaha ayada oo ay halkaasi isaga baxsadeen sida uu inoo xaqiijiyay abdirisaaq kolkolay.

โ€œMeel ka baxsan ayaa nalaga soo wacay waxaa nalo sheegay in nin oday ahaa oo magalada hogaamiye uga ahaa dhanka culimada la dilay kadib markaa tagnay waxaan u tagna asaga oo meyd ah bastoolad sharciyeysan ayuu watay ayadiina lagama qaadanโ€

Deegaanka eastlondon ayaa waxaa uu ka mid ahaa deegaanada ugu nabdoon eek u nool yihiin soomaalida koofur Africa isla markaana ay ku heystaan ganacsiyada kala duwan.

Cabdullaahi Maxamuud Amiin “Cabdullaahi Qorshe”

Port Elizabeth South Africa

Previous Post

Maamulka degmada Gaalkacyo oo lagu wareejiyay qalab xafiiseed

Next Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In