Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kor u qaadista Nadaafadda gobolka Banaadir oo laga hadlay”sawiro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Kor u qaadista Nadaafadda gobolka Banaadir oo laga hadlay”sawiro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo ah mid todobaadle ah oo ay isugu yimaaday gudoomiyaasha degmooyinka iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay lagu qabtay xarunta degmada Deyniile ee gobalka Banaadir sidoo kale waxaa kulankaasi ka qeyb galay agaasimaha warbaahinta qaran mudane c/raxmaan sheikh yuusuf al cadaala
Inta uu kulan kaasi socday ayaa waxaa looga hadlay sidii maamulka gobalka maamulada degmooyinka iyo bulshada ay uga shaqeyn lahaayen bilicda iyo hormarka gobalka Banaadir si loogu diyaar garoobo shirarka caalamiga ah ee lafilayo in lagu qabto magaalada caasimada ah ee muqdisho iyo madaxda wadamada caalamka ee imaanaya dalka ayadoo agaasimaha warbaahinta Qaranka C/raxmaan Sheekh Yuusuf Al cadaala uu halkaasi ka sheegay in warbaahinta qaranka ay diyaar u tahay sidii hormarka kajira gobalka ay ugu tabin laheyd shacabka Soomaliyed.
Kulanka kadib ayaa warbaahinta lahadlay gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xussen (Muungaab) isagoo kawar bixiyay kulan kaasi.
Sidoo kale gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa sheegay in maamulka Banaadir door muuqda ka qaadan doono sidii hormarinta degmada Deyniile islamarkaana dib udayactir loogu sameyn lahaay wadooyinka degmadaasi.
Ugu danbeyti waxaa warbaahinta lahadlay gudoomiyaha degmada Deyniile ee gobalka Banaadir oo goobta ka sheegay in maamulka degmada uu ka faraxsan yahay in kulankaani uu ka dhaco xarunta degmada Deyniile asagoo u mahadceliyay maamulka gobalka Banaadir.
DSCF0146

DSCF0152

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

DSCF0159

DSCF0195

DSCF0197

DSCF0202

DSCF0208

DSCF0212

DSCF0214

DSCF0221

DSCF0226

Previous Post

Madaxweynaha oo soo dhaweeyey magacaabista Golaha Wasiiradda.

Next Post

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Next Post
Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Kulan looga hadlaayay wax ka qabashada abaaraha ka jira qaar kamid ah gobolada dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In