Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 25 ruux oo ku geeriyootay xabsi ku yaalla  Ecuador

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 25 ruux oo ku geeriyootay xabsi ku yaalla  Ecuador
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta la xaqiijiyay 24 maxbuus ayaa ku dhintay xabsi ku yaalla dalka Ecuador, kadib markii uu gacan ka hadal dhax maray maxaabiis ku xirneed mid kamid ah Xabsiyada dalkaas.

Warbaahinata  ka howl gasho gudaha dalkas Ecuador ayaa sidoo kale sheegatay in rabashadahii halkaasi ka dhacay ay  ku dhawacmeen 48 qof.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Maamulka xabsigan ay ka dhaceen rabashadaha ayaa markii danbe keenay ciidamo dheerad ah si loo xakameeyo fowdada iyo dagaalka maxaabiista dhex maray.

Mas’uuliyiinta xabisga ayaa sheegay in dagaalku dhax maray laba koox oo ku loolansan hoggaaminta burcadda ku xiran xabsiga.

Bishii July ee sanadkan ayay eheed markii sidaan oo kale dagaal dhax maray maxaabis ku jirtay labo xabsi oo ku yaalla  dalkaas Ecuador, whalkaas oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafay 20 qof.

Previous Post

Kursiga labaad ee xubnaha Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo goordhow la doortay

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo Qori-tuurka u sameeyay Tartanka Cayaaraha  Degmooyinka Gobolka Banaadir 

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo Qori-tuurka u sameeyay Tartanka Cayaaraha  Degmooyinka Gobolka Banaadir 

Maamulka Gobolka Banaadir oo Qori-tuurka u sameeyay Tartanka Cayaaraha  Degmooyinka Gobolka Banaadir 

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In