Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku dhawaad 30 carruur ah oo ka qalin jabisay Mu’asasad Umul Qura “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Ku dhawaad 30 carruur ah oo ka qalin jabisay Mu’asasad Umul Qura “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan ku saabsaneyd qalin jebin Qur’aanka Kariimka Dufcaddii saddexaad ee M’asasad Umul Qura oo ay ka qalan jabinayeen 23 aday oo todobo ka mid ah ay gabdho yihiin, kuwaasi oo ka mid ah carruurta agoonta ee wax ka barta Mu’asasad Umul Qura ayaa waxaa ka qeyb galay waalidiin, carruurta qalin jebineysa iyo marti sharaf kale.

Ugu horeyn xafladda qalan jebinta waxaa ka hadal kooban ka jeedisay mid ka mid haweenkii ka qeyb galay  xafladda, iyadoo sheegtay in carruurta agoonta ah ee dhigata Mu’asasada Umul Qura ay ugu deeqeyso lacag dhan shan kun oo doolarka Mareykanka ah, iyadoo xustay in ay aad ugu faraxsantahay ka qeyb galka xafladda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sheekh Cumar Macalin Cabdi oo ka mid ah Culimaa’udiinka ayaa ka sheekeeyay faa’iidada ay leedahay in la kafaalad qaado waxbarashada carruurta agoonta ah ee wax ka barta Mu’asasada Umul Qura, isagoo intii carruurta wax u qabatay Alle uga baryay in uu ajar ka siiyo.

Khadiijo Maxamed Maxamuud oo ka mid ah aaas aasayaasha Mu’asasad Umul Qura ayaa uga mahadcelisay waalidiita sida ay carruurta ugu dhiiri geliyeen in ay wax ka bartaan Mu’sasada Umul Qura, iyadoo tilmaamtay in ay tahay wax lagu farxo in carruur sodon ku dhaw ay iminka yihiin dad xaafidu Quraan ah.

Mu’asasada Umul Qura ayaa ah goob Qur’aanka kariimka ah lagu baro carruurta agoonta, waxaana dufcadda iminka ka qalin jebisay ay noqoneysa tii saddexaad ee ka aflaxda Mu’asasad Umul Qura ee Muqdisho, waxaana gabo gabadii shahaadooyin la gudoonsiiyay carruurta ka qalin jebisay xaruntaasi.

vlcsnap-4521082 vlcsnap-4521347 vlcsnap-4521591 vlcsnap-4521993 vlcsnap-4522317 vlcsnap-4522476 vlcsnap-4522782 vlcsnap-4522898 vlcsnap-4522964 vlcsnap-4523173 vlcsnap-4523482 vlcsnap-4523767 vlcsnap-4523962 vlcsnap-4524385 vlcsnap-4524553 vlcsnap-4524709 vlcsnap-4524867 vlcsnap-4525141 vlcsnap-4525441 vlcsnap-4526074  vlcsnap-4526527 vlcsnap-4526736 vlcsnap-4527176 vlcsnap-4527384 vlcsnap-4527518

Previous Post

Shir Looga Hadlayey La dagaalanka Kooxaha Xagjirka Ah Oo Nairobi Lagu soo Gabagabeeyey “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In