Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta Degmada Heliwaa oo dib u habeyn lagu sameeyay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta Degmada Heliwaa oo dib u habeyn lagu sameeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaaadda Gobolka Mudane Maxamed Cadullaahi Maxamed ( Tuulah) ayaa xariga ka jaray Xarunta Degmadda Heliwaa oo dhawaan Dib u dayactir iyo qurxin lagu sameeyay.

Dib u dayactirka Xarunta Degmadda Heliwaa oo ay si isku tashi ah u dhisteen Shacabka iyo Maamulka Degmadaasi ayaa waxaa ku simaha duqa Magaalada uu kula dardaarmay in bulshada ay ilaashadaan goobaha danta guud ee laguu shaqeeyo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Mudane Tuulax ayaa u balan qaaday in Guddoomiyaha degmada Heliwaa lagu abaal marin doono waxqabadka uu la yimid, isagoo guddoomiyeyaasha kale ugu baaqay inay ku daysadaan Maamulka Degmada Heliwaa oo soo bandhigay isku tashi ay ku guuleysteen inay dib u habeyn ku sameeyaan xarunta degmada.

Dhinaca kale Xarunta Degmadda Heliwaa ayaa lagu qabtay maanta Shirka isbuuclaha ah ee Guddoomiyaasha degmooyinka iyo Maamulka Sare ee Gobolka Banadir, waxaana looga hadlay shirkaasi sida wax looga qaban karo dhibaatooyinka ay roobabka u geysteyn bulshasa Caasimadda.

Ku-simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Tuulax, ayaa sheegay in shirka Degmoiyinka maalinba degmo lagu qaban doono.

Previous Post

Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda oo xariga ka jaray xarumaha adeegga bulshada ee Deyniile iyo Dharkiinleey “SAWIRRO”

Next Post

FAALLO:- Dhirtu waa Nolole waa in la dhowraa

Next Post
FAALLO:- Dhirtu waa Nolole waa in la dhowraa

FAALLO:- Dhirtu waa Nolole waa in la dhowraa

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In