Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo tababar u soo xiray qaar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Ciise Mahamuud Guure ayaa u soo xiray  tababar loo qabtay qaar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadaha ku yaala Gobolka Banaadir oo ka dhacay xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir.

Tababarkan oo ku saabsanaa aqoon la xiriirta dacwadaha madaniga ah iyo awoodda Maxkamadda heerka koowaad (Degmada & Gobolka), ayaa waxa uu qeyb ka ahaa aqoon – kororsi bishii har mar lagu qabto Xarunta Dhallinyarada ee Gobolka Banaadir.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir waxa uu dhalinyaradii siminaarka u dhamaaday u sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu rabo in dhallinyarada iyo hogaanka sare ee Gobolka Banaadir ay isku xirnaadaan, xarunta dhallinyaradana ay noqoto buundadii isku xireysay labada dhinac.

Ugu danbayntii Ku-simaha Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Ciise Guure waxa uu bogaadiyey dadaalka iyo waxqabadka Guddoomiyaha dhallinyarada, sidoo kale waxa uu kula dar-daarmay dhallinyarada qaadanaysay aqoon-kororsiga in ay tusaale (Role model) u noqdaan dhallinyarada ku nool magaalo – madaxda qaranka Soomaaliyeed maadaama ay fursad u heleen in ay wax bartaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo Garoowe ka dhagax dhigey dhismaha xarun gurmadka deg degga ah

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga Suudaan

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga Suudaan

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga Suudaan

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In