Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

ku-simaha Madaxweynaha dalka oo la kulmay Safiirka shiinaha ee Soomaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya  ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka shiinaha ee Soomaaliya,kaas oo ku saabsanaa xoojinta xiriirka labada dal iyo salaan uu safiirka uga waday guddoomiyaha baarlamaanka shiinaha  oo uu ka guddoomay Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo markii uu soo idlaaday kulanka lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in safiirka shiinaha ee Soomaaliya uu ka guddoomay salaan uu uga siday guddoomiyaha Baarlamaanka ee dalka shiinaha, isagoo dhinaca kale sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo shiinaha  uu si der-der leh ku socdo islamarkaana Horumar balaaran  sameeyay

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safiirka shiinaha ee Soomaaliya oo dadka Soomaaliyeed ay u yaqaanaan Warsame Geeljire ayaa ku amaanay Baarlamaanka Soomaaliyeed kaalintii uu ka qaatay da-dajinta Ansixinta sharciyo dalka muhiim u ah iyo Hiigsiga Sanadka 2016,ka

Dowladda shiinaha ayaa Soomaaliya ka samaysay  mashaariic Horumarineed waqtigii xurnimada kahor,  in kastoo goobihii shiinaha uu dhisay ay ku bur-bureen dagaaladii dalka ka dhacay ,waxaana Soomaaliya iyo shiinaha ka dhexeeya  xiriirka ku salaysan  , sinnaan, isfaham iyo istaageerid.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka Oo Goor Dhow La Wareegay Deegaanno Hoos yimaada Jalalaqsi

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In