Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka  Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeer indha-indheyn ah ku tegay Dhismaha xurunta madaxtooyada ee cusub iyo afar Wasaaradood oo Dhismahoodu ka socdo caasimada Galmudug ee Dhuusomareb.

Kormeerka Madaxweyne ku xigeenka waxaa ku wehlinayey wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo maamulka Caasimada.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Ku simaha madaxweynaya ayaa warbixin ka dhageystay Injineerada gacanta ku haya dhismaha xarumaha madaxtooyada iyo wasaaradda howlaha guud iyo Dib-u-dhiska, ayaa warbixin ka siiyay shaqada socota iyagoo sheegay in bisha September sanadkan 2020 ay dhammaandoonaan.

Ugu danbayntii, Madaxweyne Ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa u mahad celiyay Shirkadaha iyo wasaaradda Howlaha guud ee gacanta ku haya dhismaha xarumahaan.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa tobonkii bishii sedexaad ee bilaawgii sanadkaan 2020 mar uu daah furayay macruuca horumarinta Galmudug waxaa uu dhagax dhigay dhismayaasha xarunta Madaxtooyada,wasaaraddaha Amniga,Maaliyadda ,Arrimaha gudaha iyo qorsheynta oo dhammaan ay gacan ka qeysaneyso Hay’adda SSF.

Tags: Ku Simaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada iyo Mashaariic kale+Sawirro
Previous Post

Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Punland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Punland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti+Sawirro

Madaxweynaha Punland Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti+Sawirro

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In