Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku simaha Madaxweynaha ”waa in si deg deg ah loo joojiyaa dagaalada”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ku simaha Madaxweynaha ”waa in si deg deg ah loo joojiyaa dagaalada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa cambeereeyay dagaalada ka dhacaya deegaanada gobolada dhexe ee dalka gaar ahaan kii maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaanka Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Ku simaha Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhinacyada dagaalamaya in ay si shuruud la’aan ah u joojiyaan xabadda ayna isugu yimaadaan miiska wadahadalka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waa in la isweydiiyaa sababta ay dagaaladan u soo laa laabteen, waxaan u mahadcelinaynaa odayaasha ku howlan joojinta dagaaladan, ganacsatada waxaan ugu baaqaynaa in ay ka qeyb qaataan daminta dagaaladan” ayuu yiri ku simaha Madaxweynaha dalka Maxamed Sheekh Cismaan.

Sidoo kale ku simaha Maxaweynaha Soomaaliya ahna Afhayeenka golaha shacabka ayaa waxaa uu sheegay in uu aaminsan yahay in wax kasta lagu xalinta karo si nabadeed haddii ay dad wada hadlaya ay ka go’an tahay in ay xal gaaraan.

Previous Post

Ku simaha Madaxweynaha dalka oo maanta soo booqday xarunta Wasaraadda Warfaafinta”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii Baarlamaanka dalka Jabuuti

Next Post
Madxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaallada Galgalo

Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka tacsiyeeyay geerida guddoomiyihii Baarlamaanka dalka Jabuuti

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In