Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kusimaha Ra’iisul Wasaraha oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kusimaha Ra’iisul Wasaraha oo booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

ku simaha ra.iisul wasaaraha dalka ahna Wasiirka wasaarada dastuurka mudane Xuseen Maxamuud Sheikh Xuseen oo ay wehliyaan wasiiro ka tirsan xukuumada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasiirka haweenka iyo hormarinta xaquuqul insaanka iyo xubno kale ayaa waxaa ay maanta booqdeen dhaawacyada dadkii shalay kooxaha argagixisada ah ay ku qarxiyeen maqaayada banooda oo lagu dabiibayo isbitaalada Muqdisho.

Xubnahaan golaha wasiirada ka tirsan ee uu hogaaminayay ku simaha ra.iisul wasaaraha ayaa waxaa ay mid mid u kor istaageen dhaawacyada dadkaas oo lagu dabiibayo isbitaalka Madiina iyagoo u kuurgalayay xaaladooda caafimaad maamulka isbitaalka ayayna xubnuhu warbixin ka dhageesteen .

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Dr Maxamed Yuusuf agaasimaha Isbitaalka MADIINA oo warbixin siinayay mas,uuliyiinta ayaa waxaa uu sheegay in 14 ruux dhaawacooda la soo gaarsiiyay isbitaalka dadaal dheeraad ahna ay u sameeyeen  7 ka mid ah dadkaas ayuu sheegay in guryahooda ay ku laabteen markii dabiib loo sameyay halka 7 kale ay u jiifaan xaalkoodu uu yahay mid aad u soo hagaageysa.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir {maareeye}oo warbaahinta hadal ku siiyay gudaha isbitaalka ayaa waxaa uu sheegay in dadkaas ay u rajeyneyso dowladda Soomaaliya ay u rajeyneyso caafimaad deg deg ah  cadawga ka dambeeyay falkaan ee UGUS NA  ay dowladu cirib tireyso sida ugu dhaqsaha badan oo ay baacsanayaan ciidamada amaanka dalka .

 

vlcsnap-2015-04-22-19h11m36s180 vlcsnap-2015-04-22-19h11m58s147 vlcsnap-2015-04-22-19h12m12s29   vlcsnap-2015-04-22-19h12m34s248 vlcsnap-2015-04-22-19h12m37s24 vlcsnap-2015-04-22-19h12m45s105 vlcsnap-2015-04-22-19h12m51s161 vlcsnap-2015-04-22-19h13m09s92 vlcsnap-2015-04-22-19h13m15s148 vlcsnap-2015-04-22-19h13m26s254  vlcsnap-2015-04-22-19h13m55s31  vlcsnap-2015-04-22-19h14m20s28

 

Previous Post

Gudiga dib u heshiisiinta Qaranka oo ku baaqay dardar galinta dhismaha maamulka g/dhexe

Next Post

Ergooyin ku qulqulaya Cadaado -SAWIRRO

Next Post
Ergooyin ku qulqulaya Cadaado -SAWIRRO

Ergooyin ku qulqulaya Cadaado -SAWIRRO

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In