Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha RW ayaa ka tacsiyeeyey Dilkii loo gaystay Saraakiil ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inaa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay saraakiishii ku naf wayay weerarkii waxashnimada ahaa ee shalay gelinkii danbe kooxaha Nabad-diidku ku qaadeen gaari ay wateen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ku dhinteen afar masuul oo ka mid ahaa, Marxuum Maxamed Kadiye Jimcaale Maareeye ku xigeenka Duulista Hawada.

“Anigoo ku hadlaya magacayga, kan Xukuumadda, iyo kan shacabka Soomaaliyeed, waxaan tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Shaqaalaha Garoonka diyaaradaha ee ay ka baxeen muwaadiniintii naftooda ku weeyay weerarkii kooxaha argagixisadu ku qaadeen masuuliyiin ka tirsan garoonka Muqdisho, waxaana Ilaahay SWT uga baryayaa inuu Janadiisa Firdowsa ka waraabiyo samir iyo imaana ka siiyo intee jeclayd”ayuu yir ku simaha RW.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ugu danbeyn, ku simaha RW ayaa faray laamaha amniga in ay feejignaan badan muujiyaan kana hortagaan falaka argagaxisadu maleegayso. waxaa sido kale uu sheegay in dhacdooyinka noocaan ah marnaba niyad jabineynin dadaalada lagu doonayo in lagu ciribtiro kooxaha nabad diidka.

Previous Post

SAWIIRO-Waxaa malinkii sedaxaad galay Mahrajaan lagu qabanayo Dalka Kuwait oo ay soo bandhigayaan Hobalada Waaberi.

Next Post

Wasiiro cusub oo maanta la wareegay xilalkooda “SAWIRO”

Next Post
Wasiiro cusub oo maanta la wareegay xilalkooda “SAWIRO”

Wasiiro cusub oo maanta la wareegay xilalkooda "SAWIRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In